Shirkada Nashqadeynta iyo latalinta ee ILEYS

Shirkada Nashqadeynta iyo latalinta ee ILEYS Designing and supervission

Muwaaadin ma u baahanthy naqshad casri ah oo ku habooon goobaha cagaarinta naqshad aad ku qancineysa qiimo jaban leh aya...
10/01/2024

Muwaaadin ma u baahanthy naqshad casri ah oo ku habooon goobaha cagaarinta naqshad aad ku qancineysa qiimo jaban leh ayaa waxaa ku diyaarisay shirkada ileys arch and engineering consultancy
Kuso booqo shirkada ileys Godey Gacalo kaso horjeedka commercial bank shabele branch dabaqa Alxarameyn waxaa kugu diyaaar ah engineero khibrad weyn u leh sameynta naqshado kala duwan
Sida guryaha laamiyada geeenary parking I w m

29/04/2023

Shirkada ileys waxaaad ka heleysaaa naqshado qurux bdn oo lagu nashqadeyey softwareradii ogu dambeyey caaalamka fadlan boooqo Lana xidhiiidh shirkada ileys

29/04/2023
Macmiil ma ubaahanthy naqshad qurux bdn oo si casriyeysan loo naqshadeyey  oogu imo Shirkada Nashqadeynta iyo latalinta ...
25/04/2023

Macmiil ma ubaahanthy naqshad qurux bdn oo si casriyeysan loo naqshadeyey oogu imo Shirkada Nashqadeynta iyo latalinta ee ILEYS oo saad rabto ee dokhaaga ah kugu sameynaysa naqshada aad rabto kuguna dhisi donta sida naqshada lagugu sameyey fadlan sii booqo pageka shirkada si aad xog faahfaahsan aad oga hesho
Sido kle nakala so xiriiir oo noo imo xafiiiiska shirkada ay ku leedahy magalada dhexdeeda fooqa al xarameyn kaso horjeedka commercial bank shabele branch
Sido kle shirkadu waxaay la talin khaas ah ku siiin dhinaca naqshadeynta dhismayaasha kala duwan io dhismahoda madama ay heysato engineeero xirfad dheer u leh dhismayaasha io naqshadeyntoodaba
Ciiiiiiiid mubarak
Nagala so xiriiir Taleefanada
0912623420 ama 0910515315

Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan shacab weynaha ku nool mamulka magalada Godey waxaa looga bishaareynayaa in lafuray s...
24/04/2023

Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan shacab weynaha ku nool mamulka magalada Godey waxaa looga bishaareynayaa in lafuray shirkada ka shaqeyneysa dhismayaasha kala duwan sida dhisida guryaha villada aha dabaqyada shaqooyinka biyaha iyo nashqadeynta guryaha dagananshaha io ganacsiba io dabaqyada ganacsiga io kuwa deegaankaba io nashqadeynta laamiyada io qiimeynta guryaha kharashka ku baxaya sido kle ka caawinta qandaraaslayasha dhinaca profile shirkada oo dhameystiran ayey ku sameyneysaa shirkadu io adeegyo kale oo badana oo ah dhismayaasha kala duwan
Goobtu xafiiska shirkadu wuxuu ku yaala
Kaso horjeedka bankiga ganacsiga ethiopia lantisa shabele branch , fooqa alxarameyn ,dabaqa 1aad
Kuso booqo goobtaaas shirkada waxaa kula diyaaar ah engineeero ku xeeel dheer howlaha dhismaha io nashqadeyntoodaba oo Khibrad badan u leh howlaha dhismaha sido kle adeeg hufan oo fudud ayad ka heli insha alah
Shirkada nashqadeynta io latalinta ee Ileys
ILEYS ARCHITECTURE AND ENGINEERING CONSULTANCY
M m Godey

Address

Gode
4321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Nashqadeynta iyo latalinta ee ILEYS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share