Xalaal Construction Company

Xalaal Construction Company Waa shirkad dhisme oo xarunteedu tahay Jigjiga, Caasimada DDS. ujeedka shirkadan ayaa ah in xirfadu yeelato akhlaaqda islaamka lagu yaqaanay.

Sida Xalaal miirashada, musuqla'aanta iyo Runta.

10/12/2021
Abraj-KudiaHotelka Aduunka ugu Wayn aduunka. Wuxuu ka kooban yahay inkabadan 10'000 oo qol. Wuxuu leeyahay 4 helipad ( g...
05/12/2021

Abraj-Kudia

Hotelka Aduunka ugu Wayn aduunka. Wuxuu ka kooban yahay inkabadan 10'000 oo qol. Wuxuu leeyahay 4 helipad ( garoomo helicopter ku dagi kart). Wuxuu ku yaalaa Makka Al-mhkaramah.

Kusoo Dhawaw xalaal Construction Company. Fadlan hadaad ubaahantahy
*Design ( Naqshad)
* Qiimayn
* Injineer ku dhisa guriga iyo
* talo bixin iibsiga dhulka

Nagalasoo xidhiidh : 📞 0915649141
Jigjiga/ Waddheer - Nagusoo booqo xafiisyadanada.

Kusoo🏠🏠 dhawaw bogga shirkada dhismaha ee Xalaal Construction Company. " xirfad leh Qaayo-soore /Akhlaaq"  Meelkasta oo ...
24/11/2021

Kusoo🏠🏠 dhawaw bogga shirkada dhismaha ee Xalaal Construction Company.

" xirfad leh Qaayo-soore /Akhlaaq"
Meelkasta oo Itoobiya dhexdeeda ah, waanu kuugu adeegi karnaa .

Hadaad u baahantahay
🏘Naqshad Guri ( Plan ama 3D), si aad ogolaansho uga hesho Waaxda dhismaha.
🏠hadaad u baahantahay Naqshadayn Dhisme cusub oo aad qorshaynayso.
🏡Hadaad Ubaahantahay in kagaa caawiyo Iibsiga dhul , Ama GPS ka.
⛺hadaad ubaahantahy In laguu dhiso guri , waliba qiimaha ugu yar iyo tayada ugu fiican.
🏠 hadaad u baahantahay in lagu buuxiyo Warqadaha Qandaraaska loogu tartamo.
🏠hadaad doonayso In laguu diyaaro Qiimayn waxa ku baxaya dhisme aad naqshadiisa haysato.
🏘 hadaad u baahantahy Adeeg Dhisme waxaa diyaar Kula ah XCC

Wixii faahfaahina kala xidhiidh

📲📞 +251-915649141
E-mail: julaybiib@gmailmcom

Nagusoo booqo:
xafiiska XCC ee jibriga /Mubarak Hotel.

Address

HQ: Jigjiga
Jijiga
1020

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+251915649141

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalaal Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xalaal Construction Company:

Share