25/04/2026
Tayo Alumunium and Decoration LTD
β¨ ALBAABO & DAAQADO Casri ah
Ma rabtaa guri qurux badan oo leh albaabo iyo daaqado tayo sare leh?
TAYO Developers LTD waxay kuu hayaan xal casri ah oo qurux iyo adkeysi isku jira!
πͺ Aluminium qaab farshaxan sare loo sameeyay
πͺ Daaqado leh iftiin iyo hawo wanaagsan
πͺ Adkeysi sare oo u adkaysata cimilo kasta
π οΈ Si fudud loo rakibo, waara muddo dheer
π Ku qurxi gurigaaga, xafiiskaaga ama mashruucaaga naqshad casri ah!
π₯ Tayo dhab ah β Qurux muuqata!
π Kala soo xiriir:
+252 90 7728017
+252 90 4882266
+252 90-4888879