Hayaan

Hayaan architecture and construction company

do you have a dream in your mind?come us and we make realize your dream.  CONSTRUCTION COMPANY
23/07/2019

do you have a dream in your mind?
come us and we make realize your dream.
CONSTRUCTION COMPANY

coming soon insha allah
23/07/2019

coming soon insha allah

17/02/2019
16/12/2016

SHEEKAD MANTA EE JIMCAHA
++++++++++++++++++++++++
Habeen habenada ka mida ayaa sadex nin oo sarkhaansan ayaa taxi meel taagan intay u tageen ayay dhaheen naqaad oo meel heblaayo nagee,ninkii taxi watay ayaa isagoo yaban ku yidhi wayahay ee soo fuula ,way fuleen ninkiina gaadhigii ayuu istaadhay manu dhaqaajin cabaar markii ay fuushanayen ayaa mid ka mida sadexdii nin ku yidhi istaag,ninkii ayaa yabay wuxuna ku yidhi maxaa dhacay nmarkaasu ugu jawaabay halkaa noo joog ka dib waa daadagen,sadex nin mid wuu u mahad celiyey kii labadna lacagtii ayuu siyaay kii sadexdna dhirbaaxo ayu kaga sanqadhiyay ninkii,ninki taxi watay ayaa yaabay waxanu is yidhi ninkan sadexad ayaa ku fahmay, ninkii taxi aya ku yidhi maxaa dhacay ,ninki sarkhansanaa ayaa ugu jawaab gaadhiga xoog ayaad noogu waday oo waad na dili gaadhay ee gadhi quyar isaga wad.
JUMCA WNGSN AYAN IDIN RAJAYNAYAA
FADIRAADUNA WAA XAGIINA.

12/12/2016
12/12/2016

Ku xidhnow hayaan xili kasta iyo goob kasta oo aad ku sugan tahay

Address

Hargeysa

Telephone

+252634326274

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayaan:

Share