Arab Abdallah Ahmed

Arab Abdallah Ahmed funy page Hadiii aad Xasuusanin qiyamaha wad luntay wll mrkasta xasuus naw qbriga io ax washiisa

25/04/2022

Allah akbar aan u heelino walalhena falastiin waa geesiyad m.a

25/04/2022

Ddka kale wad shre kareysaan plz gbhd codka mcn shre dhah

04/04/2022
04/04/2022
04/04/2022
13/01/2022

Gabay aan u macquulsan

27/12/2021

: Ilaalada gaarka ah ee RW Rooble oo kaashanaya Ciidamada Amisom ayaa hadda dib ula wareegay amniga Xafiiska Rooble.

IlaJoog
Cali Aadan Muumin.

27/12/2021

Farmaajo dawladnimo uma turin, dastuurna ma dhowrin, guud ahaan Soomaalida, gaar ahaan dadka degaankana waxba uma hanbayn, xad-gudubyadiisu way is daba yaalleen, laga soo billaabo weerarkii 17 Dec, ee xarunta Xisbiga Wadajir, shirqoolkii lagu dilay AUN Eng Yarisow, weerarkii uu 19 February ku qaaday Madaxweynayaashii h**e, rasaastii isla maalinkaa la dhacay madaxdii iyo shacabkii mudaaharaadayey, khaarijintii Ikraan Tahliil, iyo maanta uu Raysalwasaarihii madaxiisa haysto.

Farmaajo nin garasho leh maaha, nin gar qaata maaha, nin sharci, dastuur iyo akhlaaq leh maaha, nacas iyo nin liita [daba dhilif] keli ah ayuu rabaa. Waa in aan iska qabanaa, Shacab, siyaasi, oday, aqoon yahan, haween, dhallinyaro iyo ciidan waa in marka h**e dhaba dhilifka iyo calooshiis u shaqaystaha ka soo horreeya iska qabannaa, ka dibna iska bixinnaa. Dhamaanteen Xafiiska Rooble ayaa noo balan ah.

Xildhibaan Mahad Salaad" Ficillada Farmaajo iyo Ganbashada Abtiyaal‼️Islaan reer Boondheere ah ayaa hada kahor waxa u so...
27/12/2021

Xildhibaan Mahad Salaad" Ficillada Farmaajo iyo Ganbashada Abtiyaal‼️

Islaan reer Boondheere ah ayaa hada kahor waxa u soo dhacay Tuug, waxay tiri: “Waa soo Booday, waa u ganbanaay. Qolkuu soo galay, waa u ganbanaay. Mininka waxa yaalo dhan aas aruursaday, waa u ganbanaay. Anaas igu aruuray, waa u ganbanaay. Ilaa Tuugii adeeg dheeraad ah qaatay isalaantii waa u ganbaneed, islaamo kalana way ka koobinayeen.

Hada FARMAAJO ka sokow wiiftada xalay saqdii dhaxe uu soo tuuray xalay ilaa saakay jidadka soo gala madaxtooyada caro ayuu ku gooyay. Irida SYL ee madaxtooyada laga galo iyo xaafiiska PM-kana Beebeyaal ayuu ku gooyay. Rooble iyo xigtadiisa hoose ee qaylodhaanta keeni lahaana wali waa ganbanyihiin. Anaggana waxaan nahay kuwii islaanta warka ka koobinaayay.

Sacadow, Rooble xabsiga halaga soo daayo ama waa dhintee Allaha u naxariisto inta howshu aysan gaarin hurdada Asxaabul Kahfiga ee aad ku jirtaan inta ka soo kacdaan, dadku waa idiin diyaar ee kaalaya hoggaansada.

Afeef: maahmaahyadeydu hadii ay xuntahahay halaga raali ahaado waxa socda wax kale oo aan ku mitaali karo ayaan waayaye‼️

27/12/2021

Wasir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya ayaa yiri “ Waxa socda saaka waa afgambi dadban mase guulaysanayo. Rooble wuxuu leeyahay Xafiis shaqo oo uu Dastuurku Fariisiyay.

In Ciidan Sharci darro lagu geeyo si looga hor istaago waxeey furaysaa albaab cusub mana shaqayndoonto insha allaah.”

Address

Mogadishu

Telephone

+252616665376

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arab Abdallah Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arab Abdallah Ahmed:

Share