Aayatiin Construction Company

Aayatiin Construction Company Waad ku mahadsantahay Booqashadada Aayatiin Company ugu imow Farsamo Tayo leh iyo qiimo Kuraligeliya

07/11/2024

Shaqadu wey so intaa

07/11/2024
07/11/2024

Bilowga jaranjaro 7 biyaano oo bir ah

07/11/2024
بسم الله الرحمن الرحيم Salaamulaahi Soomali Weyney.Salaan kadib waxaan rabaa in aan halkaan ugu diro baaq nabadeed dadka...
07/02/2024

بسم الله الرحمن الرحيم

Salaamulaahi Soomali Weyney.

Salaan kadib waxaan rabaa in aan halkaan ugu diro baaq nabadeed dadka waalaha ah ee kuwada nool halmeel hadana ka dhex abuurantey dhexdooda cadaabada.

Marka h**e walaalaheyga waxaan leeyahay aan sheydaanka iska naarno marka xigtana alle aan ka cabsano oo aan u towbad keeno is cafino oo aan isku tanaasulno.
Dagaal faaido laga helaayo ma jirto

labada qolo ee hada ka dagaalameysa gudaha degmada buur hakaba waxaan farayaa in ay joojiyaan rasaasta labada dhinacba oo ay u joojiyaan alle swt dartiisa.

Iskuna cafisaan Alle dartiisa dad idinkaa is ugu dhow.

05/12/2023

Asc asxabta ku soodhowada page ka
Aayatiin constructio company
Farsamo Tayo leh iyo qiimo ku raali galiya insha Allah kala soxeriir Nembarada hos ku qoran kala ah 615753121 ama 612100185 - - - -

Address

Bakaro Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayatiin Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share