Aglol Painting And Decoration

Aglol Painting And Decoration We do fine finish special plastering and all kind of spray painting

Rasmi Painting And Decoration waa shirkad ka shaqeysa rinjiyeenta iyo qurxinta guryaha iyo xafiisyada kala duwan ayadoo la adeegsanaayo qalab casri ah.

MUDAB QURUX BDAN IYO SPRAY MACHINE TAYO SARE LEH AYAA KA DHIGI KARO GURIGAADA MID INDHAHA UROON
02/08/2025

MUDAB QURUX BDAN IYO SPRAY MACHINE TAYO SARE LEH AYAA KA DHIGI KARO GURIGAADA MID INDHAHA UROON

01/08/2025

🎨 Aglol Painting & Decoration waxay ku dhawaaqeysaa fursad shaqo ah βœ… Shuruudaha:* Waa in aad diyaar u tahay inaad qaada...
30/07/2025

🎨 Aglol Painting & Decoration waxay ku dhawaaqeysaa fursad shaqo ah
βœ… Shuruudaha:

* Waa in aad diyaar u tahay inaad qaadato 3 bilood tababar ah (Internship) oo shaqo ah.
* Waa in aad tahay qof dadaal badan, waqtiga ilaaliya, diyaarna u ah barashada xirfad shaqo.
*Waa in aad heysataa shahaado la xiriirta Construction Project Management.

πŸ“‘ CV-gaaga ku soo dir:

*πŸ“ž WhatsApp:619970080
πŸ• Deadline: August 10, 2025.

Ogeysiis ShaqoAglol Painting and Decoration waxay raadinaysaa qof dumar ah oo xirfad iyo waayo-aragnimo u leh nadaafadda...
12/07/2025

Ogeysiis Shaqo

Aglol Painting and Decoration waxay raadinaysaa qof dumar ah oo xirfad iyo waayo-aragnimo u leh nadaafadda iyo karinta cuntada.

Shuruudaha:

Inay leedahay khibrad ku filan oo ku saabsan karinta iyo nadaafadda.

Inay tahay qof xilkas ah, degan, isla markaana leh dabeecad wanaagsan.

Goobta Shaqada: Isgoyska Bakaaraha

Soo gudbinta Codsiga:
Haddii aad buuxineyso shuruudaha kore, fadlan kala soo xiriir: Whatsapp 61 9970080 ama noogu soo dir fariin Facebook ah.

Fursad muhiim ah oo shaqo – kusoo biir kooxda xirfadlayaasha ah ee Aglol Painting and Decoration!

JIMCO MUBARAK
10/01/2025

JIMCO MUBARAK

✨ U dooro gurigaaga tayada ugu fiican iyo adeeg hufan! ✨Aglol Painting & Decoration waxay ku siisaa adeegyo tayo sare le...
25/12/2024

✨ U dooro gurigaaga tayada ugu fiican iyo adeeg hufan! ✨
Aglol Painting & Decoration waxay ku siisaa adeegyo tayo sare leh oo xirfadaysan, oo ay ku jiraan rinjiyeynta, qurxinta, iyo adeegyadii gaarka ahaa ee plastering-ka. 🏠

Ku kalsoonow inaan ka dhigno gurigaaga ama xafiiskaaga mid ka turjumaya qurux iyo tayada aad mudan tahay.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
πŸ“² +252619970080
πŸ“² +252629970080

Waxaan diyaar u nahay inaan rumaynno fikradahaaga! πŸ€πŸŽ‰

U DOOR GURIGAAGA MIDAB SOO JIIDASHO LEH 🎨✨Ma rabtaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal cusub oo soo jiidasho leh? Aglol Pain...
24/12/2024

U DOOR GURIGAAGA MIDAB SOO JIIDASHO LEH 🎨✨
Ma rabtaa in gurigaaga uu yeesho muuqaal cusub oo soo jiidasho leh? Aglol Painting & Decoration waa meesha kugu habboon!
Waxaan kuu diyaarinay adeegyo heer sare ah iyo talo-bixin ku saabsan doorashada midabada ugu habboon ee gurigaaga, xafiiskaaga, ama goobaha kale.

πŸ“ž La xiriir: πŸ“² +252619970080
πŸ“² +252629970080

Ku qurxi gurigaaga midabkaaga riyada Aglol Painting & Decoration! 🎨🏠

Haka Walwalin Midabka Aad Dooran Laheyd! 🎨Ma rabtaa inaad hesho midabka ugu habboon gurigaaga, xafiiskaaga, ama ganacsig...
17/12/2024

Haka Walwalin Midabka Aad Dooran Laheyd! 🎨
Ma rabtaa inaad hesho midabka ugu habboon gurigaaga, xafiiskaaga, ama ganacsigaaga? Soo booqo xafiiska Aglol Painting & Decoration, waxaan kaa caawin doonaa inaad doorato midab qurux badan oo ku habboon baahidaada.

πŸ“ž Wac ama WhatsApp:
+252619970080 / +252629970080

Ka dhigo gurigaaga mid muuqda oo soo jiidasho leh! 🏠✨

DIYAAR AYAAN U NAHAY INAAN KUU HAGAAJINO GURIGAAGAQURUX & TAYO ADIGA KUU QALMAXirfadlayaal Waayo-aragnimo Leh | Adeeg Hu...
15/12/2024

DIYAAR AYAAN U NAHAY INAAN KUU HAGAAJINO GURIGAAGA
QURUX & TAYO ADIGA KUU QALMA

Xirfadlayaal Waayo-aragnimo Leh | Adeeg Hufan oo La Aamini Karo

πŸ“ž La Xiriir: +252 619 970 080 | +252 629 970 080

Hadda bilaaw safarkaaga guri qurxinta. Aglol waa halka kaliya aad ka heleyso adeeg tayo leh welibana casri ah. Waxaan bi...
04/12/2024

Hadda bilaaw safarkaaga guri qurxinta. Aglol waa halka kaliya aad ka heleyso adeeg tayo leh welibana casri ah. Waxaan bixinaa adeegyo dhameystiran oo ka kooban rinjiyeyn, qurxin, iyo dhismaha farshaxanka ee gudaha iyo dibadda gurigaaga. Waxaana u adeegsanaa agab tayo sare leh iyo farsamooyin casri ah si aan kuu siino muuqaal cusub oo qurux badan, kuna habboon dhammaan baahiyahaaga qurxinta.

Haddii aad xiiseyneyso adeegyo gaar ah, nala soo xiriir.
+252619970080
+252629970080

23/11/2024

β€œHalka Quruxda Gurigaaga Ka Bilaabato!”

Waxaan bixinaa adeegyada:

Dhismaha qurxinta casriga ah

Midabaynta derbiyada oo tayo sare leh

Nakhshado cusub oo soo jiidasho leh

Adeegyo plastering khaas ah oo xirfadaysan

Khadar Dahir:
πŸ“ž +252619970080 / +252629970080
Ku darso qurux iyo tayo Aglol!

Address

7 Flour TCC Aprt. . Near Hotel Istanbul, Hotel, Taleh, Hodon District
Mogadishu

Telephone

+252619970080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aglol Painting And Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aglol Painting And Decoration:

Share

Category