Maad Iyo Maadaysi

Maad Iyo Maadaysi Inaad Na Soo Booqoto Dhiiri Galin Bay Noo Tahay

01/04/2023
25/03/2023

Hido iyo dhaqan

31/12/2021

Dareen hooyo nimo πŸ₯°πŸ˜­

27/12/2021

Yaa Xasuusta πŸ˜…πŸ€£

31/05/2021

Joogtee Istiqfaarta

22/06/2020

Waxani Ma kaagii Oo Kayga Loo Sameeyaybaa Xppi🀣🀣

OdaYdu Caadi Maaaha

21/06/2020

Malaha Waa laydin Sitaa🀣πŸ€ͺ

02/04/2018

iyo Maryan Qaasim waa is qabteen Marayan Qaasim waa tagtay.

Kheyre wuxuu qoonsaday Yusuf Garaad iyo Juxa ayagoo hurdaayeey tageen.

Kheyre iyoThabit waa is qabteen, Thabit waa tagay.

Kheyre iyo Cosoble waa is qabteen Cosoble waa tagay.

Kheyre iyo Xaaf waa is qabteen Xaaf sii loo jiid jiidaaye waxaa laga keenay waa kar karay ee ii duceeya ugu dambeyntii qof un baa ducadiisa ala aqbalay Khere iyo Xaaf hada waa far iyo faraanti.

Kheyre iyo Shariif Xassan waa is qabteen sidii la isku jiid jiidaye ma aqaan waxa uu akhristaye ugu danbeyn waa la dhameeyay oo hada wadada ayuu ku soo dhacay.

Kheyre iyo Jawaari waa is qabteen jawaari waxaa laga keenay Raisal wasaare kheyre waa nin fiican oo shaqo yaqaan ah oo dowladnimada jecel.

Ugu dambeyn hada wexey noqontaa in la galo wada hadal lagu dhameen doono Khilaafka kadibna eey noqon doonaan Far iyo faraanti.

Kheyre waa wiil hoog soo daahay.

Saar

πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

Address

Makah Almukarah Road
Mogadishu
252

Telephone

+252618042616

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maad Iyo Maadaysi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share