BAABA Workshop , Kitchens and Decoration.Company

BAABA Workshop , Kitchens and Decoration.Company Waa Page aad ka heli kartid Fashions ka Gabdhaha iyo Caruurta

11/08/2022

Baaba Work Shop

BAABA WORKSHOP KITCHEN AND DECORATION Company Wuxuu Diyaar Idiin la yahay Sameynta iyo Qurxinta Guryaha,Xafiiskyada iyad...
14/10/2020

BAABA WORKSHOP KITCHEN AND DECORATION Company Wuxuu Diyaar Idiin la yahay Sameynta iyo Qurxinta Guryaha,Xafiiskyada iyadoo Laguugu Diyaarinaayo Qiima Macquul ah

Adeegyada ay Qabato BAABA WORKSHOP Waxaa ka mid ah Sameynta Kushiinada kala Duwan iyo Qlaabeynta Xafiisyada Anagoo Isticmaaleyno Qalab Heerkiisu Sareeyo Iyo Shaqaale Loo Carbiyay Howhooda

Waxaad Nagala soo Xiriiri Kartaa Telefoon Numberka 0617218060.

14/10/2020
baaba work shop tel 0617218060
25/12/2019

baaba work shop tel 0617218060

14/06/2019

baaba work shop

Wellcome BAABA WORK SHOP
02/03/2019

Wellcome BAABA WORK SHOP

Adeegyada ay Horay usoo qabatay BAABA WORKSHOP, KITCHENS AND DECORATION COMPANY oo Magaalada Muqdisho Qeeyba ka mid ah a...
21/01/2018

Adeegyada ay Horay usoo qabatay BAABA WORKSHOP, KITCHENS AND DECORATION COMPANY oo Magaalada Muqdisho Qeeyba ka mid ah ay ka Sameeysay Sida Maqaayadaha Hab VIP Da loo sameeyo , Decorationada Guryaha Jiifafka aadka loo qurxiyay iyo Adeegya kale oo aad u Farabadan Ku soo Hirta Adeegyada Qualityga leh ee idiin qabaneyso BAABA Workshop.

BAABA Workshop, Kitchens and Decoration.Company Waxay kuu Sameyneysaa Qurxinta Guryaha Sida Kushiinada oo Loo dhisayo Ha...
20/01/2018

BAABA Workshop, Kitchens and Decoration.Company Waxay kuu Sameyneysaa Qurxinta Guryaha Sida Kushiinada oo Loo dhisayo Hab Casri ah , Fadhiyad Guryaha, Jiifafka oo Italian,Turki loo dhisayo, Armaajoyinka Xafiisyada, Armaajoyinka Alaabta Guryaha, iyo Adeegyada kale ee Qurxinta Guryaha BAABA Workshop Company Waxay kuu Balan qaadeysaa Adeegyada aad Dalbato in Sidaa aad ugu Qanacsantahay Laguugu Sameynaayo Ku soo Dhawaada BAABA Workshop, Kitchens and Dexoration Company

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252617218060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAABA Workshop , Kitchens and Decoration.Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share