Al ma’arij water engineering and general service

Al ma’arij water engineering and general service ALM`ARIJ provides well drilling, plumbing works, water well monitoring , water supply system , water pumps and water development .

11/10/2023

2023 DEYR RAINFALL PERFORMANCE

The short rains of Deyr season started off well in most parts of the country during the last week of September. In South-West State, heavy rains resulted in flash floods that destroyed IDPs shelters in settlements in low lying land in Baidoa town.

According to the Ministry of Energy and Water Resources Somalia Automatic Weather Station (AWS) in Baidoa, a substantial amount of rainfall, exceeding 200 mm, lasted for more than 15 consecutive hours, has been recorded.

In general, there is a firm consensus amongst meteorologists that the conjunction of an El Niño and a positive Indian Ocean Dipole phenomenon in the third quarter of 2023 will result in a rare weather event, characterized by above average rainfall in Somalia with a high likelihood of flooding in riverine areas and flash flooding in other parts of the country.

People living in the districts such as Belet Weyne, Afgooye, Jowhar, Baardheere, Luuq, Dollow, Bulo Burto, Jalalaaqasi and Balcad districts are most likely to be affected. The most vulnerable population include internally displaced families who already face acute Water, Sanitation and Hygiene.

7-DAYS COMMUTATED RAINFALL FORECAST (11-17 OCT 2023)

• Moderate rainfall (50-100mm) expected over parts of northern Somalia particularly Waqooyi Galbeed, Sool, Togdheere and Sanaag regions.

• Light rainfall (less than 50 mm) expected across most parts of Hirshabelle, Galmudug, Puntland and few areas in Jubaland.

• Dry conditions expected over coastal areas of Somalia and the main in-lands of of Awadal, Lower Shabelle, Middle Juba and Lower Juba regions.

• Heavy rains above 100 mm is expected over isolated areas in Waqooyi galbeed region and Ethiopian highlands whose rainfall is largely responsible for increase in river flow along the Juba and Shabelle Rivers.
Source Wash Cluster Somalia Abdulkadir Gure

20/11/2022
08/02/2020

Maant 8/02/2020 ayuu madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo saxiixay Sharciga Batroolka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee (5/16/2019)

Sidaas ayuu a ku dhan galay sida ku Xusani qodobkan hoose

Qodobka 55aad: Dhaqangalka Sharcigaan
Sharcigan wuxuu dhaqan galayaa, awoodna yeelanayaa, markii uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya laguna soo saaro Faafinta Rasmiga ah.

Hordhac

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo tixgelinaya horumarinta dhaqaalaha iyo dhiirigelinta maalgashiga kheyraadka dalka wuxuu soo saarayaa Sharciga Batroolka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sharcigan Waxuu ka koobanayhy 10 cutub iyo 55 qodob sida TusmAda sharcigaan ka muuqato.

CUTUBKA 1AAD – TALAAABOOYINKA AASAASIGA AH EE SHARCIGA BATROOLKA:

Qodobka 1aad: Aasaaska Sharciga Batroolka Qodobka 2aad: Erey Bixin
Qodobka 3aad: Ujeeddo
Qodobka 4aad: Lahaanshaha Batroolka
Qodobka 5aad: Milkiyadda Kheyraadka Dabiiciga ah
Qodobka 6aad: Wadaagga Dakhliga Kheyraadka
Qodobka 7aad: Maamulka Kheyraadka Batroolka Qodobka 8aad: Saamiyada Dakhliga Batroolka Deegaannada aan Batroolka Soo Saarin
Qodobka 9aad: Shirkadaha Batroolka ee Horey Ugaz Haystey Heshiis Soomaaliya
Qodobka 10aad: Hababka Xaqiijinta iyo Ilaalinta Batroolka Kadib Soo Saaristiisa
Qodobka 11aad: Ilaalinta Bii’ada (Degaanka) Qodobka 12aad: Magdhow Khasaare La Geystay Qodobka 13aad: Awoodda Bixinta Ruqsadaha Shidaalka

CUTUBKA 2AAD – QAYBAHA GUUD:

Qodobka 14aad: Baxaadda Dhul ee Sharcigan Qodoba 15aad: Baaxadda Maaddo ee Sharcigan Qodobka 16aad: Xuquuqda Hanashada Batroolka
Qodobka 17aad: Ku Dhaqanka Awoodaha, Shaqooyinka Wasaaradda iyo HBS
Qodobka 18aad: Hawlaha Wasaaradda
Qodobka 19aad: Aasaasidda iyo Hawlaha Hay`adda Batroolka Soomaaliyee
Qodobka 20aad: Dhismaha Shirkadda Batroolka Qaranka Soomaaliyeed
Qodobka 21aad: Xadidaadda Xuquuqda Sarakiisha Dawladda
Qodobka 22aad: Naqshadeyn

CUTUBKA 3AAD – RUQSADAHA HAWLGALLADA BATROOLKA

Qodobka 23aad: Ruqsada Sahanka/ Indha-Indheynta
Qodobka 24aad: Heshiisyada Wax Soo Saar Wadaagga
Qodobka 25aad: Ruqsadaha ka Hawlgalka Dhulka Dushiisa 31 Qodobka 26aad: Bandhig Codsi Qodobka 27aad: Guud ahaan Hawlgallada Batroolka 34 Qodobka 28aad: Ilaalinta Bii`ada Qodobka 29aad: Soo Celin iyo Magdhaw
Qodobka 30aad: Xaddidaadda Adeegsiga Xuquuqda
Qodobka 31aad: Ansixinta Hay`adda Batroolka Soomaliyeed
Qodobka 32aad: Heshiiska Mideynta
Qodobka 33aad: Xallinta Khilaafaadka
Qodobka 34aad: Ka dhaafid ama Wax ka beddelid Shuruudo

CUTUKA 4AAD – KA QAYBGALINTA SOOMAALIYA

Qodobka 35aad: SHBQS iyo ka Qayb Galinta Dawlad Goboleedyada

CUTUBKA 5AAD – FULINTA HAWLGALLADA BATROOLKA

Qodobka 36aad: Hab-Dhaqannada Shaqo Qodobka 37aad: Dib u furfuridda Agabka Shaqo ee Batroolka

CUTUBKA 6AAD – MACLUUMAAD IYO DABAGAL

Qodobka 38aad: Xog iyo Macluumaad
Qodobka 39aad: Hanti dhowr iyo Kormeer Qodobka 40aad: Dhammaadka Ruqsadaha Qodobka 41aad: Beriyeelidda Dawladda Dhexe, Wasaaradda iyo HBS

CUTUBKA 7AAD – XOGTA SHAACSAN

Qodobka 42aad: Faafinta Hay’adda Batroolka Soomaliya (HBS)
Qodobka 43aad: Xogta Shaacsan
Qodobka 44aad: Daah Furnaan

CUTUBKA 8AAD – XEER-NIDAAMIYE IYO TILMAAMO

Qodobka 45aad: Xeer-Nidaamiye
Qodobka 46aad: Tilmaamo

CUTUBKA 9AAD – QODOBADA CIQAABTA

Qodobka 47aad: Baaxadda Xududeed iyo Maaddo ee Cutubkan
Qodobka 48aad: Dembiyada iyo Ciqaabaha Qodobka 49aad: Masuuliyadda Shaqsiyaadka, Shirkadaha iyo Hay’adaha Kale
Qodobka 50aad: Ganaaxyada Shaqsiyaadka, Shirkadaha iyo Hay’adaha kale
Qodobka 51aad: Kormeeridda
Qodobka 52aad: Warqad Fulin Xukun oo ka Baxsan Hannaanka Garsoorka
Qodobka 53aad: Sharciyada Is Kaabaya

CUTUBKA 10AAD – QODOBADA GUNAANADKA AH IYO KUWA KU MEEL GAARKA AH

Qodobka 54aad: Qodobka Kala guurka ah
Qodobka 55aad: Dhaqangalka Sharcigan

Sida ku Xusan qodobka u dnabeyo laga bilaabo Maanta sharcigan sidaa ayuu ku dhaqan galay
Yonis Haji Abdullahi

04/02/2019

Wax ka baro dhul biyoodka Wadankeena iyo habka loo helo:

Joqoraafi ahaan, dalka Soomaaliya waa dal dhinaca Gobolada Wuqooyi ka ah dhul buuraley ah oo isku bebedela sinaanta aragtida siman ee laga tixraaco badda 900 illaa 2100 m. Dhinaca wuqooyi bari waa dhul qalalan wuxuuna gaarayaa aragtidaasi siman inka badan 2000 m. Dhinaca koonfurta iyo galbeedka illaa laga soo gaaro Webiga Shabeelle dhulku wuu siman yahay, wuxuuna u dhexeeyaa 200 illaa 500 m. Gobolada u dhexeeya labada webi (Jubba iyo Shabeelle) waa dhul hoose oo dhul beeraley ah, dhinaca kale koonfur galbeed illaa laga soo gaaro xuduudda Kiinya waa dhul daaq leh. Dhulka Soomaaliya waxaa 14% daboola keymo, inkastoo 4% oo kaliya ay tahay keymo jiq ah. Dhulku intiisa badan waa dhulka loo yaqaanno savanna oo geed gaabka ah. Dhulka Soomaalida ee daaqa ku habboon waa 45% guud ahaan dhulka dalka uu ku fadhiyo, 13% waa dhul ku habboon beerashada.

Soomaaliya waxaa mara xariiqda loo yaqaanno dhul-baraha. Dalka waxa uu leeyahay laba webi oo dhaadheer oo kala ah Webiga Jubba (1200 km) iyo Webiga Shabeelle (1700 km). Dalka Soomaaliya wuxuu leeyahay laba xeebood oo kula yaala Badweynta Hindiya (2170 km) iyo Badda Cas (1040 km), xeebahaasi wadar ahaan waxay gaarayaan dherer dhan 3210 km. Cirifta dalka ugu dheer waa buurta Daalo ee ku taalo meel u dhaw magaalada Ceerigaabo oo dhererkeeda lagu qiyaasay 2408 m.

Dhinaca cimilada, maaddaama ay xariiqda dhulka kala barta ay Soomaaliya marto, waxaa markaasi muuqata in dhulka Soomaaliya ka mid yahay waddamada kulkulul. Isbedelka heer-kulku aad ayuu u yar yahay. Isku-celcelis ahaan, heerkulka sanadkii oo dhan waxaa lagu qiyaasay 27oC. Ayada oo ay meelaha ugu kulul uguna qalalan ay ka mid tahay dhulka xiga dhinaca Gacanka Cadan ee Badda Cas, meelaha ugu qabowna ay ka mid tahay dhula xiga dhinaca Badweynta Hindiya. Meelaha ugu kulul heerkulku wuxuu gaaraa 42oC.

Roobabka dalkeenna oo aad u yar aadna isku bebedela waxay kala da’aan labada xilli ee Gu’ga iyo Deyrta oo inta badan ku kala aaddan bilaha Abriil-Maajo iyo bilaha Oktoobar-Nofember. Tirada roobka ka da’a dalkeenna waxaa lagu qiyaasay 250 mm sanadkii.

Magaalada
Tirada Roobka
ee Sanadkii (mm)
Uumibaxa Biyaha
ee Sanadkii (mm)
Hargeysa
423
2000
Burco
211
2250
Boosaaso
14
2700
Gaalkacyo
148
2090
Beled Weyne
266
2030
Muqdisho
518
1818
Baydhabo
535
1800
Kismaayo
379
2000

Al ma'arij water Engneering & General service

Kuso dhawaada page   Al Ma'arij Water Engneering & general Survice Wa compnay ee ledahay somali weyn oo dhan Waxuu ka sh...
01/02/2019

Kuso dhawaada page Al Ma'arij Water Engneering & general Survice

Wa compnay ee ledahay somali weyn oo dhan

Waxuu ka shaqeyaa compnigan:
1.sahminta ceelasha biyaha.
2. Sameynta geo physics ka hor inta ceelka la qodin .
3. Qodista ceelasha biyaha
4. Sameynta water pumping .
5. Sameynta tayada biyaha ( Water quality test )
6.dayactirka ceelasha biyah kuwa dhaaheer /kuwa gaagaban
7. Naqshadeynta (desing) dhismaha ceelasha
8.dhismaha hamaha biyaha
9. Hormarinta ceelasha gaar ka loo leyahy iyo kuwa dowligaa
10. Iibinta qalab kaste oo la xariira ceelasha biyha .

Welcone To

Address

Sodonka Street Ali Kamiin
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al ma’arij water engineering and general service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al ma’arij water engineering and general service:

Share