08/08/2025
🏢 Naqshad Guri Casri ah – 20m x 10m 🏢.
Naqshaddan waxay ka koobantahay:
✅ 1+1 Apartment
✅ Labo (2+1) Apartments
✅ Hal Studio Room
Haddii aad rabto naqshado sidan oo kale ah ama ka qurux badan, nagala soo xiriir 📞 771851804