06/06/2026
Alxamdulillaah, maanta waxaan idiin soo bandhigayaa mid ka mid ah naqshadaha casriga ah ee aan diyaariyey.
Gurigan G+1 ah wuxuu ku fadhiyaa dhul cabbirkiisu yahay 18m × 24m, waxaana si taxaddar leh loogu qorsheeyey bilic, raaxo iyo ka faa’iidaysiga ugu fiican ee dhulka.
Haddii aad qorshaynayso inaad dhisato gurigaaga riyada, waxaan diyaar u ahay inaan kuu sameeyo naqshad casri ah oo ku habboon baahidaada iyo miisaaniyaddaada.
Fikradaada ku reeb qaybta faallooyinka, hana ilaawin inaad la wadaagto asxaabtaada.
— Boon Bade
Architect & Designer