Galmudug Post

Galmudug Post Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galmudug Post, Aden-Adde, Mogadishu.

13/06/2026

Siyaasadda Soomaaliya mararka qaar waxay la mid tahay gaari ay dad badan wada wataan, balse aan cidna ogayn meesha loo socdo.

Hal eray ku sifee siyaasadda Soomaaliya maanta, maxaad uga jawaabi laheed?
13/06/2026

Hal eray ku sifee siyaasadda Soomaaliya maanta, maxaad uga jawaabi laheed?

13/06/2026

🚨 DEG-DEG: Doodaha la xiriira doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadda dalka ayaa isla dowladdii iskh baacsatay kadib markii maalin ka hor Madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay in arrimaha doorashooyinka laga waraysanayo Gudiga doorashada oo cid kale aysan shaqo ku lahayn isagoo si gaar ah u xusay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo madaxtooyadaba in aysan doorashada shaqo ku lahayn.

Maalin kadib Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa soo saartay jadwalka doorashada ee lagu dooranayo gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, taasoo la yaab ku noqotay dadkii dhagaystay hadalka Madaxweynaha.

Su'aasha taagan waxay tahay: Doorasho qof iyo cod ah ma dhihi karaa Arrimaha socda?

FADEEXAD: Wiilka Madaxweynuhu Sodoga u yahah (Wiilka qaba gabadha Madaxweynaha) oo hagartiisa lagu reebay Garsoore Cumar...
09/06/2026

FADEEXAD: Wiilka Madaxweynuhu Sodoga u yahah (Wiilka qaba gabadha Madaxweynaha) oo hagartiisa lagu reebay Garsoore Cumar Cartan.

​Dhabar-jab weyn ayaa ku habsaday sumadda isboortiga dalkeenna, kadib markii dalka Maraykanka laga soo celiyey Garsooraha Caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, isagoo u safrayay casuumad uu ka helay Koobka Adduunka (World Cup). Cartan ayaa loo diiday inuu dalkas galo sababo la xiriira Waqtigii loogu talagalay oo uu ka soo dib dhacay, Baasaboorka Soomaaliga ah ee uu watay iyo daryeel la'aan diblomaasiyadeed.

​Yaa ku eedaysan fadeexaddaan?

​Mas'uuliyadda iyo eedda ku saabsan dhacdadan bahdilaadda ah waxaa si buuxda u qaadaysa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Wasaaradda waxaa hadda haysta wiil uu soddog u yahay Madaxweyne Xasan Sheekh (wuxuu qabaa gabadha Madaxweynaha), kaas oo booska lagu geeyey oo qura xiriirka qoysnimo, balse aan wax khibrad ama aqoon ah u lahayn isboortiga iyo baahida dhalinyarada.

​Musuqmaasuq iyo Tuugnimo: Halkii wasaaraddu ay qaban lahayd shaqadii qaranka oo ay difaac iyo taageero diblomaasiyadeed u fidin lahayd reer isboorti ee dalka magaca u soo hooyey, xafiisyadeedii waxaa hareeyay c,fadhui ku dirir dano shakhsi ah, iyo mas'uuliyad-darro baahsan.

​Waa ayaan-darro in dhalinyaradii dalka matali lahayd loo dafiro xuquuqdooda sababo la xiriira maamul-xumo iyo eex qoys! Waana sababta loogu baahan yahay in dalka laga qabto doorasho degdeg ah si loo badbaadiyo inta hartay.

Waa taas dowladnimadii Xasan Sheekh iyo kooxdiisu ilmaha ka biilanayeen afar sano.
06/06/2026

Waa taas dowladnimadii Xasan Sheekh iyo kooxdiisu ilmaha ka biilanayeen afar sano.

04/06/2026

Hadda iyo Murursade, waa been wararka Damjadiid ee sheegaya in la isdhiibay

Xasan Sheikh waa mid kamid ah daalimiintii Illaahay Qur’aanka ku sheegay ee inta seetada loo dheereeyo Allaah yidhi; wax...
03/06/2026

Xasan Sheikh waa mid kamid ah daalimiintii Illaahay Qur’aanka ku sheegay ee inta seetada loo dheereeyo Allaah yidhi; waxaanu qaban doonaa qabasho daran.

Taariikhda keligii baa laba jeer Madaxweyne soo noqday hadana taariikhdu keligii ayey ku xusi doontaa nooc kasta oo xumaan ah, tuugonimo, xatooyo, xabaalo xaraash, madiidinimo shisheeye iyo nooc kastoo foolxun.

Wuu baxayaa wuxuuna u bixi doonaa si ka liidata kuwii ka horreeyey sida ay ku baxeen.

Xasuusin, kani waa Xasan Sheekh oo cabanaya halka ficilka uu ka cabanayo isla hadda uu samaynayo.
03/06/2026

Xasuusin, kani waa Xasan Sheekh oo cabanaya halka ficilka uu ka cabanayo isla hadda uu samaynayo.

03/06/2026

Dagaal toos ah ayuu Xasan Sheekh ku qaaday guriga Xasan Cali Khayre

Address

Aden-Adde
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galmudug Post:

Share