Hassan Burale Ali - M. Eng.

Hassan Burale Ali - M. Eng. Kusoo dhawaada bogga rasmiga ah ee Injineer Hassan Burale Ali (M. Eng.)

Mit Somalis in Deutschland - Soomaalida Jarmalka – Ich gehöre jetzt zu seinen/ihren Rising Fans! 🎉
20/08/2025

Mit Somalis in Deutschland - Soomaalida Jarmalka – Ich gehöre jetzt zu seinen/ihren Rising Fans! 🎉

20/08/2025

oo ay ka go,antahay inay Mustaqbal wanaagsan ay yeeshaan. . Waa hadii ay kaa go,antahay inaad is bedel samaysid. Hadii ay Sheeko ay kaa tahayna waqtiga dhaqaalayso.
Mhdsndn

Waxaa Maanta safar aad u dheer iigu yimid Ganacsadaha Da,da yar wll Mustafe Ali Abdi iga soo raacay Social Media-ha. Bar...
20/08/2025

Waxaa Maanta safar aad u dheer iigu yimid Ganacsadaha Da,da yar wll Mustafe Ali Abdi iga soo raacay Social Media-ha. Barasho iyo Sheeko dheer ka dib waxaa suurta Gashay inuu ka mid Noqdo waana Qofkii 28 aad. Hadafkeenu waa oo Somalia oo Dunida dacaladeeda joogta inay Helaan Mustaqbal iyo Nolol aad u wanaagsan. Haday Noqon lahayd inaad ka mid Noqoto Milkiilayaasha Shirkada EAGA-GROUP iyo inaad ka heshid:
1 - Waxbarashada Caruurta
2 -Caafimaadkaa Labada Waalid Haday Afrika ama meel u dhiganta Joogaan
3 - Hanti ma Guurta ah Sida Guri ama lamid ah
4 - Faa,ido 1/3 Sanaba mar u soo Dhacda.

EAGA-GROUP

14/08/2025

Muuqaal yar - Kuma ayaan ahay?
Soo dhawaada markale.

Mahadsanidiin inbadan Kuna soo dhawaada Page-ka.Waxbadanna waan kala faa'iidaysan doonaa insha Allah.
14/08/2025

Mahadsanidiin inbadan
Kuna soo dhawaada Page-ka.
Waxbadanna waan kala faa'iidaysan doonaa insha Allah.

14/08/2025

Kusoo dhawaada boggayga rasmiga ah
Follow dhaha.
Waxaana rajaynayaa inaan waxbadan kala faa'iidaysan doono insha Allah.

Adresse

EAGA GROUP, Nextower , Thurn-und-Taxis-Platz 6
Frankfurt
60313

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hassan Burale Ali - M. Eng. erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen