Baastodiid garden

Baastodiid garden Beerta baastodid oo dhawan laga hirgaliyay casimada dhusomareeb waxay idin haysa adeeg tayo sare leh nagu soo booqo xarunteena ama soo dalbo adeegydeena

23/10/2025

I gained 1,123 followers in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

Asc dhamaan bulsha weynta aan halkaan sxbka ku nahay beri waxaa jira kulan duco iyo quraan aqris ah oon usamayneeno wala...
05/09/2024

Asc dhamaan bulsha weynta aan halkaan sxbka ku nahay beri waxaa jira kulan duco iyo quraan aqris ah oon usamayneeno walaalo aad noogu weynaa Allaha unaxariistee wll mahad mahamed salaad iyo walal sacdiyo ahmed nuur wuxuu kadhacaaya jaamacadda plasma beri galab bacdal casir inshllh nagala soo qayb gal hadad caasimada galmudug joogto mahadsanidiin

27/02/2024

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto ayeeyo salaado diiranle qabrigana Allaha uwaasiciyo kitaabkeedana midigta Allaha kasiiyo sigaara waxan ugu tacsiyeynaa habaryartey ciiltiro maxamuud ganey iyo dhamaan reer maxamuud ganey

Soo dhawaada sxbayaal adeegaan beri ayuu diyaar yahay inshllh maadaama dalabaad lagu sameeyo waad nasoo wici kartaan tel...
08/01/2024

Soo dhawaada sxbayaal adeegaan beri ayuu diyaar yahay inshllh maadaama dalabaad lagu sameeyo waad nasoo wici kartaan tel 617372137

Baastodiid garden
29/12/2023

Baastodiid garden

12/08/2023
13/03/2023

Daafi dhadhan wanagsan

29/08/2022

Waxaan idiin soo kordhinaya qabashada xafladaha nuukasta oy yihiin adigoo helaayo hadba dalabkaad dooneyso soo dhawaada asxaabteena qiimaha badan

Address

Baastodiid Garden
Dhuusamarreeb

Opening Hours

Monday 09:00 - 01:00
Tuesday 09:00 - 01:00
Wednesday 09:00 - 01:00
Thursday 09:00 - 01:00
Friday 15:00 - 01:00
Saturday 09:00 - 01:00
Sunday 09:00 - 01:00

Telephone

+252615486664

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baastodiid garden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category