Nugal Water Company - Nuwaco

Nugal Water Company - Nuwaco Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nugal Water Company - Nuwaco, Well water drilling service, Garoowe.

โ€‹NUWACO was established on July 25, 2006, by a group of local businessmen and women.
โ€‹Our Mission: is to ensure every resident has access clean, safe, and reliable water to every household, business, and public institution In Garowe.

18/06/2026

๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฆ๐š๐ง๐ค๐š ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š: Layman cuusub oo la dhigay xaafadaha Galbeedka Buurta NEC ee Garowe

16/06/2026

๐€ ๐ ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ฉ๐ฌ๐ž ๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐๐ž ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐œ๐จ'๐ฌ ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ. ๐Ÿ’ง
Working every day to deliver clean, safe, and reliable tap water to our community.

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’Shirkadda Biyaha NUWACO waxay macaamiisheeda sharafta leh ku wargelinaysaa in dayactir iyo hawlo farsamo ay ka s...
06/06/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’

Shirkadda Biyaha NUWACO waxay macaamiisheeda sharafta leh ku wargelinaysaa in dayactir iyo hawlo farsamo ay ka socdaan warshadda biyaha macaan.

Sidaas darteed, waxaa jiri kara hakad ku meel gaar ah oo ku imandoona adeegga biyaha. Systemka ayaa dib loosoo howl gelin doona galabta, haddii Alle idmo.

F.G: hakadkan wuxuu saameyn ku yeelan doonaa xaafadaha biyaha macaan.

OGEYSIIS IYO RAALLIGELIN | Macaamiisha NUWACOMacaamiisheena sharafta leh,Waxaan idiinka raalligelinaynaa hakad ku yimid ...
03/06/2026

OGEYSIIS IYO RAALLIGELIN | Macaamiisha NUWACO

Macaamiisheena sharafta leh,

Waxaan idiinka raalligelinaynaa hakad ku yimid adeeggii biyaha ee galabta, ka dib markii ay isku beegmeen cilad dhanka korontada warshadda ah iyo khadka biyaha macaanka ee Haanta oo jabay.

Taas oo saameysay xaafadda MUBAARAG iyo qayb kamid ah xaafadda WADAJIR.

Halkee bay wax marayaan?

Hawshii dayactirka waa dhamaatay, isla caawana ayay biyuhu dib usoo noqonayaan.

Waad ku mahadsan tihiin dulqaadka iyo fahamka aad mar walba noo muujisaan.

Mahadsanidiin.

๐ŸŒ™โœจ ๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š โœจ๐ŸŒ™Shirkadda Biyaha NUWACO waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan muslimiinta meel waba ay joog...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š โœจ๐ŸŒ™

Shirkadda Biyaha NUWACO waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan muslimiinta meel waba ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa .

Waxaan idiin rajaynaynaa ciid farxad leh, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo ciidan ciideeda.

๐ŸŒ™ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ๐ŸŒ™

24/05/2026

๐๐จ๐ซ๐ž๐ก๐จ๐ฅ๐ž ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ
Ceel biyood cusub oo dhowaan ku biiri doona ceelasha waraabiya magaalada Garoowe, gaar ahaan xaafadaha ay deggan yihiin dadka barakacayaasha ah. wuxuuna qayb ka yahay dadaallada shirkadda biyaha NUWACO ku xoojinayso helitaanka biyo nadiif ah iyo horumarinta adeegyada bulshada ๐Ÿ’ง

๐–๐€๐‘-๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisha isticmaasha biyaha macaan in berri la samayn doono daya...
22/05/2026

๐–๐€๐‘-๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡
Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan macaamiisha isticmaasha biyaha macaan in berri la samayn doono dayactir lagu samaynayo dhuumaha waaweyn ee biyaha, taas oo keeni karta in biyuhu goโ€™aan inta maalinimada ah.

Haddaba, macaamiisha sharafta leh waxaanu u soo jeedinaynaa inay horay u sii kaydsadaan biyo ku filan inta lagu jiro muddada hawl-galka dayactirka.

Mahadsanidiin,
Shirkadda Biyaha NUWACO
Nugal Water Company - Nuwaco

20/05/2026

Maareeyaha Shirkadda Biyaha NUWACO oo Sharaxaya Sicirka Biyaha iyo Cidda Jaangoysa.

18/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š ๐๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐๐”๐–๐€๐‚๐Ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ ๐๐ก๐š๐› ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐—๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐๐š๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐š๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐๐ฐ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š.

Masuuliyiinta ayaa si fool-ka-fool ah u booqday guryaha xaafadda si ay u qiimeeyaan:

๐Ÿ. ๐’๐ข๐๐š ๐ฎ๐ฎ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐›๐ข๐ฒ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐ฎ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ๐ค๐š

๐Ÿ. ๐ƒ๐ก๐ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š

Wadashaqaynta maamulka xaafadaha iyo kooxda farsamadu waxu fure u yahay horumarka iyo daryeelka nolosha shacabka.

17/05/2026

Maareeyaha Shirkadda Biyaha Nuwaco ayaa ka hadlay in qaybo kamid ah xarumaha dowladda iyo wasaaradaha ay noqdeen adeeg-bixiyeyaal biyo (service provider), arrintaas oo uu ku tilmaamay khalad iyo isku dhex-yaac ku yimid shaqooyinkii loo igmaday hayโ€™adaha adeegga bixiya.

Address

Garoowe
252

Telephone

+252907794818

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugal Water Company - Nuwaco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nugal Water Company - Nuwaco:

Share