CPI Nursery & Landscaping

CPI Nursery & Landscaping Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CPI Nursery & Landscaping, Garden Center, Ka soo horjeedka Dugsiga Sare ee Faarax Omaar, Hargeisa.

CPI Nursery & Landscaping is a top landscaping company in Somaliland that offers professional landscaping and gardening service including landscaping design, planning, gardening, maintenance, water features and hardscape services.

03/06/2026

CPI Waa Qurxiyaha Degaanka.

Happy 18 May
17/05/2026

Happy 18 May

Happy 18May dhamaan shacbi waynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Daryeelka dhirtu waxay muhiim u tahay nolasheena!!
05/05/2026

Daryeelka dhirtu waxay muhiim u tahay nolasheena!!

04/05/2026

CPI Nursery & Landscaping Waa qurxiyaha degaanka.

Macmiil CPI Nursery & Landscaping waxa diyaar kugu ah dhamaan dhirtii aad jeclayd!!Sida dhirtii midhaha, dhirtii hadhka ...
30/04/2026

Macmiil CPI Nursery & Landscaping waxa diyaar kugu ah dhamaan dhirtii aad jeclayd!!

Sida dhirtii midhaha, dhirtii hadhka iyo dhirtii qurxintaba.

Kaalay oo nasoo booqo ama nagaso wac numberka gaaban.

☎️2177
cpisom.com

Kaaley oo nasoo booqo si aad u xusto maalinta dhir beerista somaliland15 April Sanadka kasta maanta oo kale waxa dhamaan...
15/04/2026

Kaaley oo nasoo booqo si aad u xusto maalinta dhir beerista somaliland

15 April Sanadka kasta maanta oo kale waxa dhamaan guud ahaan dalka laga xusaa maalinta dhir beerista jamhuuriyadda somaliland.

Dhir beeristu waxay faa'idooyin badan u leedahay dadka iyo degaankaba.

Shirkadda iibinta dhirta iyo bilcinta barxadaha ee CPI Nursery & Landscaping waxaad ka helaysa dhamaan noocyada kala duwan ee dhirta sida kuwa hadhka kuwa midhaha iyo kuwa qurxintaba.

Kaaley oo nasoo booqo si aad u xusto maalinta dhir beerista somaliland.

cpisom.com
Call canter - 2177

Ramadaan Mubarak.
17/02/2026

Ramadaan Mubarak.

01/02/2026

Kaalay samayso degaan aad ka hesho deganaan indhahana so jiidanaya.

Call center - 2177
cpisom.com

13/01/2026

Subax kale oo wanaagsan macmiil.

Waxaan dhireyn iyo qurxin u samaynay Yool International School anago u beernay dhir kala duwan sida dhirta qurxinta iyo hadhka labadaba.

CPI Nursery & Landscaping waa quxiyaha degaanka waxan si fudud kugu dhireyn doona gurigaga , goobtada shaqo iyo degaankasta oo aad ku nooshahay.

Call center -2177
cpisom.com

23/12/2025

CPI Nursery & Landscaping waxay ku diyaarisey noocyada kala duwan ee dhirta qurxinta oo aad si fudud ugu qurxin karto bilicda gurigaga ama goobtada shaqo

Address

Ka Soo Horjeedka Dugsiga Sare Ee Faarax Omaar
Hargeisa

Telephone

+252638000266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CPI Nursery & Landscaping posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CPI Nursery & Landscaping:

Share

Category