Allayl Modern Company

Allayl Modern Company Innovation to shape the world ..

*Living and dining room Decoration .Design qurux badan iyo farsamo tayo leh ugu kaalay
12/11/2020

*Living and dining room Decoration .
Design qurux badan iyo farsamo tayo leh ugu kaalay

Residential Building:-Area: 24x18 sqm▪ Master Bed Room with Bath▪ Dining and living Room ▪ 4 Bed Rooms▪ 3 Toilets▪ 2 Ser...
21/08/2020

Residential Building:-

Area: 24x18 sqm
▪ Master Bed Room with Bath
▪ Dining and living Room
▪ 4 Bed Rooms
▪ 3 Toilets
▪ 2 Service rooms
▪ Kitchen

Allayl Modern Company.
Hargeisa, Somaliland

WAJIGA CUSUB EE NAQSHADAYNTA.Residential Building:-Area: 24x18 sqm ● Master Bed Room with Bath ● Dining and living Room ...
23/06/2020

WAJIGA CUSUB EE NAQSHADAYNTA.

Residential Building:-
Area: 24x18 sqm
● Master Bed Room with Bath
● Dining and living Room
● 4 Bed Rooms
● 2 Toilet
● kitchen
● Service Room

Allayl Modern Company.
Hargeisa, Somaliland

WAJIGA CUSUB EE NAQSHADAYNTA.Residential Building:-Area: 18x12 sqm▪ Master Bed Room with Bath▪ Dining and living Room ▪ ...
19/06/2020

WAJIGA CUSUB EE NAQSHADAYNTA.

Residential Building:-
Area: 18x12 sqm
▪ Master Bed Room with Bath
▪ Dining and living Room
▪ 3 Bed Rooms
▪ Toilet
▪ kitchen

Allayl Modern Company.
Hargeisa, Somaliland

19/06/2020

Waxaanu Macaamiishayada sharafta leh ugu bushaaraynaynaa adeegyadan kala ah :

1) Naqshada guryaha (Degaan ama Ganacsi) (Architectural Design)
2) Naqshadeynta shubka iyo qaabkiisa (Structural Design)
3) Naqshadeynta Biyaha iyo Korontada (Electric and Plumping)
4) Bill Of Quantity and Specification (Qiimenta Alaabta, Shaqalaha iyo faah faahintooda )
5) Latalinta guud ee dhismaha

Fadlan wixii intaa dheer lasoo xidhiidh Shirkadda Allayl Modern Company

Hargeisa, Somaliland.

Waxa wax ilaahay loogu mahad naqo ah in Shirkadda Casriga ah ee   intii ay jirtay ay gaadhay guulo la taaban karo siiba ...
11/01/2018

Waxa wax ilaahay loogu mahad naqo ah in Shirkadda Casriga ah ee intii ay jirtay ay gaadhay guulo la taaban karo siiba qaybteeda Qurxinta guryaha, Samaynta design-ada guryaha iyo dayactirka guryaha.

Halkan waxaanu idinkusoo bandhigaynaa qaar kamida shaqooyinkaan qabanay siiba .

Allayl Modern Company
Hargeisa Somaliland

Bushaaro Bushaaro .....Bushaarowaxay shirkada dhismaha iyo qurxinta guryaha ee   kuugu bushaaraysaa in ay kuuu keentay s...
31/12/2017

Bushaaro Bushaaro .....Bushaaro

waxay shirkada dhismaha iyo qurxinta guryaha ee kuugu bushaaraysaa in ay kuuu keentay sanadka cusub ee 2018 nashqado cusub oo casri ah kuna raali galin doona.
wixii faah faahin ah ee intaas dheer kala soo xidhiidh xafiiska shirkada oo ku yaala cimaratul khair dabaqa saddexaad ama telefanadda 0634581114 ama 0634408374

Bushaaro Bushaaaro ... Bushaaro waxa guud ahaan loogu bushaaraynayaa bulsho waynta ku dhaqan soomaliland in shirkada dhi...
02/12/2017

Bushaaro Bushaaaro ... Bushaaro

waxa guud ahaan loogu bushaaraynayaa bulsho waynta ku dhaqan soomaliland in shirkada dhismaha iyo qurxinta guryaha iyo xafiisyadu kuu soo kordhisay nashqado cusub oo aan h**e uga jirin dalka luugana samayn doono.
Wixii faah faahin ah ee intaas dheer na kala soo xidhiidh talefanada hoos ku xusan 063 4581114 ama 063 4408374 .ama xafiiska shirka oo ku yaal cimaaratul khair dabaqa labaad

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis .....Waxa shirkadda qurxinta iyo naqshadaynta ee   ay kuugu bushaaraynaysaa inay kuu keeneen ...
20/11/2017

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis .....

Waxa shirkadda qurxinta iyo naqshadaynta ee ay kuugu bushaaraynaysaa inay kuu keeneen ka lagu qurxiyo gidaaradda guryaha, Meherada iyo xafiisyada oo noocyo cusub oo casri ah .

Waxii faah faahin ah waxaad ka heli kartaa xarunta shirkadda oo ku taal Cimaratul khayr Building ama soo wac Telephone Numberka ah 0634581114

waxa loogu bushaaraynayaa dadwaynaha soomaliland guud ahaan in shirkada dhismaha iyo qurxinta guryaha ee Allayl Modern C...
03/10/2017

waxa loogu bushaaraynayaa dadwaynaha soomaliland guud ahaan in shirkada dhismaha iyo qurxinta guryaha ee Allayl Modern Construction Company kuu hayso guryo casri ah oo lagaaga dhisi doono meeshad doontid dalka guud ahaan. WIxii faah faahin dheerada kala soo xidhiidh xafiiska shirkada oo ku yaala cimaaratul khair ama telefanada kala ah :- 063 4581114, 0634408374, 0634752550.

24/09/2017

Waxaanu Macaamiishayada sharafta leh ugu bushaaraynaynaa adeegyadan kala ah :

1) Naqshada guryaha (Degaan ama Ganacsi) (Architectural)
2) Naqshadeynta shubka iyo qaabkiisa (Structural Design)
3) Naqshadeynta Biyaha iyo Korontada (Electric and Plumping)
4) Bill Of Quantity and Specification (Qiimenta Alaabta, Shaqalah iyo faah faahintooda )
5) Latalinta guud ee dhismaha

Fadlan lasoo xiriir Shirkadda Allayl Modern Company

Hargeisa Somaliland

28/08/2017

Some of our

* Architectural and Construction Designs
* Preparation of schedules/tables of bill of quantities and specifications
* Preparation of time programs to implement projects
* Implementation and supervision of projects.

Allayl Modern Company

Hargeisa Somaliland

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252634248415

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Allayl Modern Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share