Turkish Star Industry

Turkish Star Industry Turkish Star waa Company Wadaniya oo Khabiir ku ah samaynta Albaadaba PVCga ah, & Modern Furniture ka.

Waxaan si gaar ah u soo saarnaa Kijooyinka Modern ah, Hurdooyinka Guryaha ladhigo. Adeegayagu waa mid u shaqeeya Cabirka & Custom Designka Macmiilka.

Waxaynu gaadhnay 20k oo Macmiil ah, lama odhan karo Followers.20K waa tiro, laakiin annaga waxay noo tahay 20,000 oo Qal...
17/06/2026

Waxaynu gaadhnay 20k oo Macmiil ah, lama odhan karo Followers.

20K waa tiro, laakiin annaga waxay noo tahay 20,000 oo Qalbi, sidoo kalena aaminay Adeegayaga ama Xiisaynaya.

Taageeradiina iyo kalsoonidiinaba aad ayaanu
idin kaga mahadcelinaynaa.

Waxaanu xooga sii saari doona inaan sii casriyayno Adeegayada aanu bixino.

ILAHAY BAA MAHADLEH.

Dooro Adeega loogu kalsoonida badan yahay ee aanu bixino.Wakhtiga badan ee aanu jirno waxay cadeynaysaa kalsoonida macaa...
15/06/2026

Dooro Adeega loogu kalsoonida badan yahay ee aanu bixino.
Wakhtiga badan ee aanu jirno waxay cadeynaysaa kalsoonida macaamiisha badan ee nagu xidhan iyo sida aanu door-weyn ugu dhex leenahay Bulshadeena reer Somaliland.

12/06/2026

The World Cup 2026 is Open.
Watch nations ๐Ÿคฉ

FIFA WORLD CUP 2026 IS OPEN ๐Ÿ˜€
11/06/2026

FIFA WORLD CUP 2026 IS OPEN ๐Ÿ˜€

04/06/2026

Premium Gray Kitchen Cabinets
Designed for Modern Living
Order Today! ๐Ÿ˜‡๐Ÿ˜

03/06/2026

Cream White & Coffee Color Kitchen Cabinets
Timeless Elegance for Your Dream Kitchen
Order Now!

02/06/2026

โœจ Modern Gray Kitchen Cabinets
Upgrade Your Kitchen Today!
Order Now & Transform Your Space.

Saadaali kulanka caawa ee dhex mari doona Arsenal vs PSG oo ku guulayso $30.SHURUUDAHA:1. like saar postiga 2. Follow dh...
30/05/2026

Saadaali kulanka caawa ee dhex mari doona
Arsenal vs PSG oo ku guulayso $30.
SHURUUDAHA:
1. like saar postiga
2. Follow dheh page-ka.
3. Share dheh post-ga.
4.Mention Dheh 3 qof oo asxaabta ah.
Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaartu. !
F.G: Haddii aadan shuruudahan buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaal-marinta heli doona.
Nasiib wacan๐Ÿ˜€


EID AL-ODHA MUBARAK.๐Ÿ˜๐Ÿ‘๐ŸKullu Aam Wa Antum Bikhair  ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.Dhamaan Ummada Islaamka ah, gaar ahaan Macaamiishay...
26/05/2026

EID AL-ODHA MUBARAK.๐Ÿ˜๐Ÿ‘๐Ÿ
Kullu Aam Wa Antum Bikhair
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.

Dhamaan Ummada Islaamka ah, gaar
ahaan Macaamiishayada nagu xidhan.


Address

Mujahi Mahamed Ali Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 00:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Turkish Star Industry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Turkish Star Industry:

Share