Khalid Hikmaawi

Khalid Hikmaawi This is my personal page I would like you to join me here.

06/02/2021

Been baan moodi jiray Dumarku waxba isuma quudhaan weligood waa isku xaasid xitaa si kasta oo ay saaxiib u yihiin

baalkiii ayay kala baxday miskiinta kkkkkkkkkkkkkkkkkk

20/11/2018

Inta raranka naareed
Lagu rido qiyaamaha
Rabiyoow hanaga Dhigin
rasuulkii suubanaa
Inta raacda jidkiisee
Kula rafiiqda jannada
Naga yeel raxmaanoow

-Khalid Xikmaawi.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalid Hikmaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khalid Hikmaawi:

Share