Guryo-Kaab Real Estate Service

Guryo-Kaab Real Estate Service Laga raysay canabeey albaab aad garaacdiyo guri kidho ah iisheeg waa horaa la gees maray
Xafiiska Guri kaab laascaanood horay ugaadh

GURYO_ KAAB Real Estate Agency
14/02/2022

GURYO_ KAAB Real Estate Agency

  waa Mudnaanteena 1'aad.  Maamulka Hantida ee aad guryokaab ka heli karto, waxaa ka mid ah:▪Bandhiga & xayeysiinta Gury...
31/07/2021

waa Mudnaanteena 1'aad.

Maamulka Hantida ee aad guryokaab ka heli karto, waxaa ka mid ah:
▪Bandhiga & xayeysiinta Guryaha
▪Tusida & Qancinta Macaamiisha
▪Aruurinta Dakhliga Kirada Bishii
▪Dib u Dayactirka & Dhowrista Guriga
▪Nadaafad & Waardiye Joogto ah 24/7
▪Warbixinsiinta Milkiilaha Mar walba

Faahfaahinta, kala soo xariir xafiiska shirkada ama soo wac 👇

☎️ 2510977693033 | ☎️


-kaab 🏡🏤🏗

,

Dhamaan macaamiisha reer jigjiga ku soo dhawaada xafiiska Guryo kaab Real estate Agency Waxa aanu maanta daah furi doona...
31/07/2021

Dhamaan macaamiisha reer jigjiga ku soo dhawaada xafiiska Guryo kaab Real estate Agency
Waxa aanu maanta daah furi doonaa xafiskii
Labaad ee Guryo_kaab Real Estate Agency oo laga furayo magaalada jigjiga

Shirkada guri kaab waxay macaamiisheeda ka raali galinaysaa hakad in mudo ah kaga dhacay xaga shaqada page kan macaa mii...
27/07/2021

Shirkada guri kaab waxay macaamiisheeda ka raali galinaysaa hakad in mudo ah kaga dhacay xaga shaqada page kan macaa miishii ku xidhnayd oo fariimo aanaan kasoo jawaabini jiraaan waxaana sabab u ahaaa cilad xaga page ah oo dhacday balse laga bilaaabo hada sitoos ah page ku waa idiin shaqaynayaaa whatsapp numberka pagekana nagala soo xidhiidhiidha inshallaaah contact yada page ku qoran

Ramadan kariim iyo tobankii dhexe oo caawa inoo bishay.
22/04/2021

Ramadan kariim iyo tobankii dhexe oo caawa inoo bishay.

guri_kiro_ah 🏠🏠🏠Qolalka= 4qol Goobta: Laas caanodWada marmar.Aga: daaraha maraykankaWaa goob guri dagsiimoQiimaha: (Qolk...
22/04/2021

guri_kiro_ah 🏠🏠🏠
Qolalka= 4qol
Goobta: Laas caanod
Wada marmar.
Aga: daaraha maraykanka
Waa goob guri dagsiimo
Qiimaha: (Qolkii $45) $180
📞063 4942284
📞090 7067782
📞whatsapp 63-4908229

NB: qiimaha waa laga heshiin kararaa.

02/03/2021

Maalin wanaagsan dhamaan macaamiisha sharafta leh
Guryokaab Real Estate Agency's.

  🏠🏠🏠Waa guri Nus- baloodh ah (feedho buur)Qolalka= 4qol ,2suuli iyo barkadii biyahaWada Mar-marGoobta: Laas caanodXaafa...
22/12/2020

🏠🏠🏠
Waa guri Nus- baloodh ah (feedho buur)
Qolalka= 4qol ,2suuli iyo barkadii biyaha
Wada Mar-mar
Goobta: Laas caanod
Xaafada: Dhakhtarka weyn
Waxa uu ku yaaala gadaasha
Dhakhtarka wayn
Qiimaha: $200
📞063 4942284
📞090 7067782
📞whatsapp 63-4908229

FG: waa guri cusub aan wali la galin.

Ku xidhaw xafiiska Guryo - kaab real State agency.

  🏠🏠🏠Waa guri Nus... baloodh ahQolalka= 3qol ,2suuli iyo taangii biyahaWada Mar-marGoobta: Laas caanodXaafada:  Hudda Wa...
21/12/2020

🏠🏠🏠
Waa guri Nus... baloodh ah
Qolalka= 3qol ,2suuli iyo taangii biyaha
Wada Mar-mar
Goobta: Laas caanod
Xaafada: Hudda
Waxa uu udhawyahay guriga
Ina cali xaashi(ex kumboleedkii h**e)
Qiimaha: $150
📞063 4942284
📞090 7067782
📞whatsapp 63-4908229

FG:gurigu waa bloodh oo lakala xidhay
Waana gurigii h**e kumbuleedka ahaa.

Ku xidhaw xafiiska Guryo - kaab real State agency.

  🏠🏠🏠Waa guri Nus... baloodh ahQolalka= 2qol ,2suuli iyo taangii biyahaWada Mar-marGoobta: Laas caanodXaafada:  MCH Farx...
21/12/2020

🏠🏠🏠
Waa guri Nus... baloodh ah
Qolalka= 2qol ,2suuli iyo taangii biyaha
Wada Mar-mar
Goobta: Laas caanod
Xaafada: MCH Farxaskule
Waxa uu udhawyahay daris la yahay MCH (farxaskulle)
Wadada ka degta xawo iyo aadan
Qiimaha: $100
📞063 4942284
📞090 7067782
📞whatsapp 63-4908229

FG:gurigu waa nus cusub waxana la kiraynayaa 2 qol.

Ku xidhaw xafiiska Guryo - kaab real State agency.

  LAASCANOOD=Waa guri ka kooban 4qol #2 hurdo     # 1,fadhi_iyo_cunto iyo qolkaH**e oo irid banana ah Waa guri biyo leh....
16/12/2020

LAASCANOOD=
Waa guri ka kooban 4qol
#2 hurdo # 1,fadhi_iyo_cunto iyo qolka
H**e oo irid banana ah
Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah
Daarad wayn
Magalada: Laascanood
Xaafada: qooraansay
Waxa uu xaga danbe ka soo eegayaa
Guriga Aji qooransay.
Qiimaha: (4×45)= $180
📞4952284
📞7067782
0634146311
📞whatsapp 063-4908229

Guryokaab Really state Agency.
Hoyga kirada iyo iibka dhulka & guryaha.

  LAASCANOOD=Waa guri ka kooban 3qol. #2 hurdo     # 1,fadhi_iyo_cunto Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah Daarad wayn M...
16/12/2020

LAASCANOOD=
Waa guri ka kooban 3qol.
#2 hurdo # 1,fadhi_iyo_cunto
Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah
Daarad wayn
Magalada: Laascanood
Xaafada: (saamalay)
Qiimaha: (3×50)= $150
📞4952284
📞7067782
📞whatsapp 063-4908229

Guryokaab Really state Agency.
Hoyga kirada iyo iibka dhulka & guryaha.

Address

Goolada Laascaanood
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guryo-Kaab Real Estate Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guryo-Kaab Real Estate Service:

Share