Ururka Qareenada G.sool

Ururka Qareenada G.sool Waxaan utaaganahay Caawinta iyo latalin sharci ee dadkeena

11/10/2022
25/08/2022

Bandhigga Buugaagta Celisku waa dadaal isxilqaan oo lagu doonayo in lagu xoojiyo oo kor loogu qaado xidhiidhka ka dhaxeeya buugga iyo bulshada, si qofwaliba uu uheli karo Buugaag jaban oo jeebkiisu gooyo. Si gaar ah waxa uu hiil ugu yahay ardayda aan shaqayn waalidkooduna uusan lahayn awood uu ugu gado buugaag dhaafsiisan kuwa waxbarashada. Magaalada laascaanood waxa ay ahayd saddex sano ka hor magaaladii bilawday ee hormuudka u ahayd Bandhig noocani in uu carriga soomaalida ka hirgalo. Bisha sagaalaad ee innagu soo wajahan 15-16-ka oo ku beegan maalmaha khamsiista iyo jimcaha ayuu si rasniya Bandhiggu markale dib uga furmayaa. Ha moogaan hana ka maqnaan fursaddan mar la'araggaa.
.
.
.

12/07/2022

Afkaaga Hayso

Cidkasta sharcigaa kasareeya
10/07/2022

Cidkasta sharcigaa kasareeya

09/07/2022

Allow soqabo

Waanu raad guri kuwa laascanood dadka kudila
09/07/2022

Waanu raad guri kuwa laascanood dadka kudila

Address

AbdiAbshir420@gmail. Com
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Qareenada G.sool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ururka Qareenada G.sool:

Share