Eng Apdiaziz Indhadeero

Eng Apdiaziz Indhadeero We have a variety of Building Services such as Architectural Design, Roads, Dams As well as Interior Decorations And Landscape Designs For Consulting�

●The Key to Success is Being Patient of All Problems▪︎>▪︎ Apdiaziz Indhadeero
23/01/2021

●The Key to Success is Being Patient of All Problems▪︎
>▪︎

Apdiaziz Indhadeero

■This Picture Shows About Foundation Details.    Apdiaziz Indhadeero
23/01/2021

■This Picture Shows About Foundation
Details.





Apdiaziz Indhadeero

C / S Flexible Pavement ( Road Cross Sections) Get Benefits and Shares With Others.
09/01/2021

C / S Flexible Pavement ( Road Cross Sections) Get Benefits and Shares With Others.

Waa Qaybo Kamida Astaamaha Iyo Xirfadda Laga Rabo Inuu Layimaado Qofka Engineerka.
01/01/2021

Waa Qaybo Kamida Astaamaha Iyo Xirfadda Laga Rabo Inuu Layimaado Qofka Engineerka.

Bridge Details ( FaahFaahinta Qaybaha Uu Ka KoobanYahay Bridge-ku).
31/12/2020

Bridge Details ( FaahFaahinta Qaybaha Uu Ka KoobanYahay Bridge-ku).

Mudo xilleedkiisi koowaad, wuxuu dhammaaday iyadoo aan hal Askari iyo hal qof oo shaqaale dawladeed ahi aannu bil keliya...
30/12/2020

Mudo xilleedkiisi koowaad, wuxuu dhammaaday iyadoo aan hal Askari iyo hal qof oo shaqaale dawladeed ahi aannu bil keliya bilaa mushahar noqon.

Ka hor Mudo xileedkiisa koowaad, Askarta oo aad u yarayd, xiligaasi oo mushaharkoodu ahaa $100 oo keliya waxaa ka maqnaa 9 bilood oo mushar ah.

Dhammaadka mudo xilleedka koowaad ee Farmaajo tirada askarta oo korodhay in ka badan %65 iyo Musharkooda oo kordhay %130, kaasoo noqonaya $230.

Qorshaha mudo xilleedkiisa labaad, dhammaadka 2021 ayaa ah in mushaharka Askariga la gaadhsiiyo $500.

Farqiga Shalay iyo Maanta, sidee kula yahay?

Maku HaboonYahay In Mar Kale Ladoorto ?

W/Q:- Abdirisaq Terra▪︎

16/12/2020
Classification Of Columns:-Short Column  ◇Which Column The Ratio Of Effective Length To The Lateral Dimension of the Col...
16/12/2020

Classification Of Columns:-

Short Column
◇Which Column The Ratio Of Effective Length To The Lateral Dimension of the Column is >=12

Long Column
◇Which Column The Ratio Of Effective Length To The Least Dimension Of Column is

Waa Qaybo Kamida Nashqadaha Kala duwan Sida Nashqadaynta Guryaha, Masaajidada, Dhismaha Ganacsiyada, Kaalmaha Shiidaalka...
13/11/2020

Waa Qaybo Kamida Nashqadaha Kala duwan Sida Nashqadaynta Guryaha, Masaajidada, Dhismaha Ganacsiyada, Kaalmaha Shiidaalka, Wadooyinka, Biyo-Xidheenada Iyo Qurxinta Wajahadaha & Parkings Dhismaha▪︎

Adeegyada Aan Idiin Hayno waxa Kamida :-
1= Nashqadaynta Guryaha iyo Qiimayntooda•
2= Nashqadaynta Masajidada Iyo Qiimayntoda•
3= Qiimaynta Iyo Nashqadaynta Wadooyinka•
4= Nashqadaynta Dhismaha Ganacsiyada•
5= Qaabaynta Iyo Qiimaynta Biyo-Xidheenada•
6= Qurxinta Wajahadaha & Parkings Dhismaha•
7= TaloBixinta Dhismayasha, Wadooyinka, BiyoXidheenada Iyo Dhamaan Adeegyada Kale•

Xidhidh Wixii Macluumad Ah:-
Tell= 063-4920948 & 090-6825207
WhatsUpNo= 4920948•

■Designed By :- Eng Abdiaziz Mohamed Said
>
< What You Satisfy Is What We Want >

02/11/2020

Design Of Yagoori General Hospital ▪︎
Waa Nashqad Muuqal Ah Oo Aanu Ka Samaynay Qaabka Uu Noqonayo Dhismaha Cusbitaalka Guud Ee Yagoori Laga Dhisayo.
Cabirkiisuna Yahay Dherer 100M Balac 200M.
Wixii FaahFahin Oo Dheere Ah Kala Xidhiidh
Tell No:- 0906825207▪︎WhatsUp No:-4920948
Ama :- 0634920948.
Gmail:- [email protected]▪︎
■Designed By :- Eng Abdiaziz Indhadeero•

Today We Were Make Asurveying To Know Horizontal  Levelling In Building LayOut• -08 At Hanaqaad Village•>▪︎Waa Dhismo Ka...
16/04/2020

Today We Were Make Asurveying To Know Horizontal Levelling In Building LayOut•

-08 At Hanaqaad Village•

>▪︎

Waa Dhismo Kamida Dhismayaasha Ay Shirkaddu Ka Bilowday Magalada LasAnod Ayna Maanta Surveyin Ka Qaaday Si Loo Fadhiisiyo Sakxadda Guriga Iyo Kaara Koonayasha Guriga Iyadoo Shirkaddu Isticmalayzo Qalab Casriya▪︎

>

# This Horizontal Levelling Was Surveyed :-
Construction Company▪︎

Address

Sool Region In LasAnod City
Laascaanood

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 17:00
18:00 - 20:00

Telephone

+252634920948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Apdiaziz Indhadeero posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Apdiaziz Indhadeero:

Share