KAAFI Academy

EID MUBARAK
27/05/2026

EID MUBARAK

🎨 BARO GRAPHIC DESIGN-KA (SMARTPHONE)​Ma rabtaa in aad xirfad lacag kuu soo xareyso ku barato taleefankaaga gacanta? KAA...
27/03/2026

🎨 BARO GRAPHIC DESIGN-KA (SMARTPHONE)
​Ma rabtaa in aad xirfad lacag kuu soo xareyso ku barato taleefankaaga gacanta? KAAFI ACADEMY waxay kuu diyaarisay koorso dhammaystiran oo aad ku noqonayso naqshadeeye xirfadle ah!
β€‹πŸ“š Maxaad ku baran doontaa koorsadan?
​Waxaad si farshaxanimo leh u baran doontaa samaynta:
β€‹βœ… Logos: Naqshadaynta calaamadaha ganacsiga.
β€‹βœ… Posters: Boorarka iyo xayaysiimaha casriga ah.
β€‹βœ… ID Cards: Kaararka aqoonsiga ee shirkadaha.
β€‹βœ… Certificates: Naqshadaynta shahaadooyinka.
β€‹βœ… CV Design: Samaynta CV-yada heerka caalami ah.
β€‹βœ… Cover Designs: Daboolka buugaagta iyo baraha bulshada.
β€‹βœ… Banners & Business Cards: Kaararka ganacsiga iyo boorarka waaweyn.
β€‹βž• Iyo waxyaabo kale oo badan!
​ℹ️ Macluumaadka Koorsada:
β€‹πŸ“… Taariikhda: 04 / 04 / 2026
​⏳ Mudada: 2 Bilood oo kaliya.
β€‹πŸ“œ Shahaado: Waad helaysaa markaad dhamaysato.
β€‹πŸ’° Qiimo Dhimis: 50% OFF (Ka faa'iidayso fursadan kooban).

β€‹πŸ“ž Nagla soo xiriir (WhatsApp Click
WhatsApp https://wa.me/+252684196551
Call πŸ“ž
https://wa.me/+252613005875

Hambalyo
19/03/2026

Hambalyo

Hambalyo waxaa Dufacdii 4aad usoo idlaaday course kii Graphic design ka ee Mudada 2 Bilood ah u socday
19/03/2026

Hambalyo waxaa Dufacdii 4aad usoo idlaaday course kii Graphic design ka ee Mudada 2 Bilood ah u socday

02/02/2026

》MOBILE KAAGA KU BARO XIRFADA 》
GRAPHIC DESIGN.
_Qiimo Dhimis_ 20% Waxaa *01 Bisha February 2026

Dhamaan ardayd Jecel inay bartaan graphic design ka
Waxaan qadanaynaa 50 arday Kaliya

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:-

1) Sida loo sameeyo Logo.
2) Sida loo sameeyo Boorarka.
3) Sida loo sameeyo Shahaado.
4) Sida loo sameeyo Invitation.
5) Sida loo sameeyo FB Cover
6) Sida loo sameeyo Poster Xayeysiin
7) Sida loo sameeyo Book Cover.
8) Sida loo sameyo Id Card.
9) Sida Loo sameyo Social media posts

Ardayda Aan qaadanayno waa 50 Arday
Yuusan kaa Buuxsamin

Waxaa socota Diwaan gelinta Ardayda Fadlan Horey isu diwaan geli. DIWAAN galintu waxy Ku egtahay 5 ka bisha February 2026

Wixii Fahfaahin ah nagalasoo xiriir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

WhatsApp: https://wa.me/+252684196551
https://wa.me/+252613005875

18/01/2026

Kusoo dhawoow Kaafi academy oo.Ka Baro xirfad Gacameed Fudud Mudo koobna iyo Qiimo Yar

Qalin Jabinta Dufcadii 3aad Ee xirafadda Graphic design
30/12/2025

Qalin Jabinta Dufcadii 3aad Ee xirafadda Graphic design

》MOBILE KAAGA KU BARO XIRFADA 》GRAPHIC DESIGN. _Qiimo Dhimis_ 50% Waxaa *01 Bisha   January 2026 Dhamaan ardayd  Jecel i...
22/12/2025

》MOBILE KAAGA KU BARO XIRFADA 》
GRAPHIC DESIGN.
_Qiimo Dhimis_ 50%
Waxaa *01 Bisha January 2026

Dhamaan ardayd Jecel inay bartaan graphic design ka
Waxaan qadanaynaa 50 arday Kaliya

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:-

1) Sida loo sameeyo Logo.
2) Sida loo sameeyo Boorarka.
3) Sida loo sameeyo Shahaado.
4) Sida loo sameeyo Invitation.
5) Sida loo sameeyo FB Cover
6) Sida loo sameeyo Poster Xayeysiin
7) Sida loo sameeyo Book Cover.
8) Sida loo sameyo Id Card.
9) Sida Loo sameyo Social media posts

Ardayda Aan qaadanayno waa 50 Arday
Yuusan kaa Buuxsamin

Waxaa socota Diwaan gelinta Ardayda Fadlan Horey isu diwaan geli. DIWAAN galintu waxy Ku egtahay 5 ka bisha January 2026

Wixii Fahfaahin ah nagalasoo xiriir πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

WhatsApp: https://wa.me/+252684196551

Address

252
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share