Abdirahman Maskax

Abdirahman Maskax ARIMAHA BULASHADA

Waxa ugu muhiimsan waa caafimaadka iyo fahamkiisa
29/03/2026

Waxa ugu muhiimsan waa caafimaadka iyo fahamkiisa

19/12/2025

Jimca wanaagsan All muslims dunida oo dhan

01/11/2025

Meeqa nooc ayaa loo qeybiyaa infections ka?

30/10/2025

another name of va**na

30/10/2025

Waa maxay Bacteriology?

27/08/2025

Waxaad sheegtaa xayawaanka hurda asahoo taagan?

19/08/2025

Waxaa nagu badatay inaan isticmaalno ereyga 'caadi' ereyga caadi wax iska yimid ma ahan ee waa waxyaabaha umad hadii larabo in ladhaqan rogo loo isticmaalo lakiin anaga kuma baraagrugsanin

20/07/2025

inay qofka qandho qabato waxkabadan 3 maalmood maxaa keeni kara? 1 2 kasheeg

10/03/2025

Weligaa maku fikirtay ama makutala jirtaa facebook inaad lacag kasameyso,maxayna tahay howsha kuu qorsheysan ee aad qabankarto?

Bakteeriyada iyo hubnaha ay saameyso ( kudhacdo)• TIIBISHO (Tuberclosis)          Sanbabada• TIIFOW   (Typhoid)         ...
28/01/2025

Bakteeriyada iyo hubnaha ay saameyso ( kudhacdo)

• TIIBISHO (Tuberclosis) Sanbabada
• TIIFOW (Typhoid) Mindhicirka iyo dhiiga
• DAACUUN ( Cholera) Mindhicir yaraha
• LEPROSY ( Baras) Neerfaha & maqaarka
• BURUKIITO (Pneumonia) Sanbabada GOWRACATO (Diphteria) Dhuunta & hawamarenka
• ISFIILITO ( Syphills) Xubno badan(dhiiga ,maqaarka
• TETANUS (Teetanada) Habdhiska neerfaha
• XIIQDHEER(Whooping cough) Hawa mareenka
• JABTADA (Gonorrhea) Habdhiska taranka
• QOORGOYADA(Meningites) Maskaxda & lafdhabarta

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Maskax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman Maskax:

Share