Sasil Home

Sasil Home Waxaanu ku haynaa alaabta guriga oo tayo leh, jikada iyo musqusha qeebahoda kala duwan. Dukaankeenu wuxuu ku yaalaa Suuqa bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya.

Bismillah,Walaal ka qeybqaado cilmi baaristan looga dan leeyahay in lagu ogaado heerka aqoonta cilmiga maaliyadda ee dad...
04/05/2025

Bismillah,
Walaal ka qeybqaado cilmi baaristan looga dan leeyahay in lagu ogaado heerka aqoonta cilmiga maaliyadda ee dadweynaha Soomaaliyeed. Jug sii ama guji qoraalkan hoose si aad u gaartid foomka xog ururinta oo aad u buuxisid.
Jasaaka Allaahu Kheyran 🌹

Waxaa la keenay Soomaaliya boorsada caanka ahayd ee Uniqlo! Boorsadan oo rag iyo dumar ay qaadan karaan waa mid ku habbo...
14/01/2025

Waxaa la keenay Soomaaliya boorsada caanka ahayd ee Uniqlo! Boorsadan oo rag iyo dumar ay qaadan karaan waa mid ku habboon maalin kasta iyo safarada degdega ah - waa fududahay, cimri dheer tahay waana faashon. Haddii ay ahaan lahayd shaqada, safarka, ama isticmaalka maalinlaha ah, waxaa loogu talagalay in lagu qaato waxyaabaha lagama maarmaanka ah iyo in aad ku qaadato dharka. Maanta qaado boorsada Uniqlo oo kor u qaad labiskaada!
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Waxaa boorsadan weyn, adag, nooceeda aan horay loo arkin ee wax lagu qaato naqshadeeyay oo soo xushay Carwo Sasil. Waxay...
14/01/2025

Waxaa boorsadan weyn, adag, nooceeda aan horay loo arkin ee wax lagu qaato naqshadeeyay oo soo xushay Carwo Sasil. Waxay boorsadu u taagan tahay qabka Soomaalida iyo awoodgelinta dumarka. Waa boorso raagaysa, la badeli karo oo aad ku qaadan karto waxyaabaha muhimka kuu ah. Waa mid ku habboon adeegga maalinlaha ah iyo in hadiyad ahaan loogu geeyo gabdhaha Soomaaliyeed. Waxay boorsadan astaan u tahay xoog, dhaqan, dhiirigalin iyo ku dayasho.
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

17/11/2024
Ku soo dalbo:📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu📞 +252 61 22 55555
29/06/2024

Ku soo dalbo:
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Sale! Sale! Sale! Ku iibso, ku qaado qiima hoose oo aadan meel kale ka heli karin 🩵📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu📞 +...
23/04/2024

Sale! Sale! Sale! Ku iibso, ku qaado qiima hoose oo aadan meel kale ka heli karin 🩵

📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Waxa kaliya oo aad ka heli kartaa weelasha cuntada lagu kaydiyo oo leh tayo aad u wanaagsan oo qiimo jaban ah Carwo Sasi...
21/04/2024

Waxa kaliya oo aad ka heli kartaa weelasha cuntada lagu kaydiyo oo leh tayo aad u wanaagsan oo qiimo jaban ah Carwo Sasil. Tupperware keenu waxa uu cuntada ka dhigaa mid wakhti dheer sii raagta ur la’aan. Waxaa intaas kuu dheer adiga oo toos u galin kara microwave ta & qaboojiyaha. Waa BPA oo macnaheedu yahay kuma jiraan wax kiimiko ah oo waxyeello u geysta cuntada.
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Ma jabayso, ma daadinayso, ma ahan mid yar, waxaana kaaga sii fiican waa cimri dheer tahay oo waxay waari doontaa sanado...
20/04/2024

Ma jabayso, ma daadinayso, ma ahan mid yar, waxaana kaaga sii fiican waa cimri dheer tahay oo waxay waari doontaa sanado. Waxaan leenahay qiima dhimis 🫶🏾
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu📞 +252 61 22 55555
15/04/2024

📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Waxaa dhammaan weelasha iyo agabka kale ee Carwada Sasil Home lagu iibinayaa qiima dhimis. K**a qoomamayn doontid iibsas...
14/03/2024

Waxaa dhammaan weelasha iyo agabka kale ee Carwada Sasil Home lagu iibinayaa qiima dhimis. K**a qoomamayn doontid iibsashada tupperware ka iyo dhalooyinka aan qiimahooda hoos u dhignay. Waxaan kuu xaqiijinaynaa in weelashaas ay aad u jaban yihiin marka aad fiirisid tayadooda iyo cabbirkooda. Sidoo kale, waxay milkiilayaasha iyo kiraystayaasha guryaha cusub ay ku quruxsan karaan guryahooda agabkeena musqulaha iyo jikada. Tupperware keenu waxa uu cuntada ka dhigaa mid wakhti dheer sii raagta ur la’aan. Waxaa intaas kuu dheer adiga oo toos u galin kara microwave ta & qaboojiyaha. Waa BPA oo macnaheedu yahay kuma jiraan wax kiimiko ah oo waxyeello u geysta cuntada. Waxaan haynaa alaabta suuqa ugu tayada wanaagsan ee qiimahooda la awoodi karo. Waa alaab cimri dheer oo sanado badan kula joogi doona. Kaalay Carwo Sasil si aad u iibsatid alaabta tayada leh inta aysan kaa dhammaan 🪴
Waxad hadiyadahaan u siin kartaa qofka aad jeceshay 🎁
📍Suuq Khalifa A6,Bakaara,Mogadishu
📞 +252 61 22 55555

Address

Suuq Khalifa, Qolka A6, Baakara
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:30 - 18:00
Tuesday 09:30 - 18:00
Wednesday 09:30 - 18:00
Thursday 09:30 - 18:00
Saturday 09:30 - 18:00
Sunday 09:30 - 18:00

Telephone

+252612255555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sasil Home posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sasil Home:

Share