10/06/2026
Waxaan garab taaganahay Omar Abdulkadir Artan, garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah. Caqabaduhu ma tirtiraan guulaha la gaaray, mana hor istaagi karaan karti iyo dadaal dhab ah.
Soomaali way kugu faantaa, Omar. Mustaqbalkaagana wuxuu xambaarsan yahay guulo ka waaweyn kuwa maanta.