03/04/2026
Maku heysaa cilad mukeyf? Maku heysaa qabow la’aan?
Ha ka walwalin — waxaa dhammaan baahidaada kaa haqab tiraya Banaadir General Air Cooling Service! ❄️
Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo tayo sare leh:
🔧 Cilad bixin sax ah oo degdeg ah
🧼 Nadiifin qoto dheer oo mukeyfkaaga dib u soo nooleysa
💨 Gas-ku-shubid xirfadeed oo qabow cusub kuu keenaysa
👨🔧 Shaqaale khibrad leh
⚡ Adeeg degdeg ah
💯 Kalsooni & Kafaalo buuxda
📞 Wac hadda: 0615275802
❄️ Ha ku noolaan kuleyl – nala soo xiriir maanta!
Banaadir General – Qabow aad dareemi karto, adeeg aad ku kalsoonaan karto!