Shaaciye Real Estate

Shaaciye Real Estate & share si aan iskaga warqabno

JUMCA MUBARAKβ€œmaalinta jimcaha hadii la adimo ragga waxaaKa reeban beeca iyo ganacsiga .β€πŸ‘   π‘πžπšπ₯ π„π¬π­πšπ­πž waxay kuugu tal...
29/08/2025

JUMCA MUBARAK

β€œmaalinta jimcaha hadii la adimo ragga waxaa
Ka reeban beeca iyo ganacsiga .”

🏑 π‘πžπšπ₯ π„π¬π­πšπ­πž waxay kuugu tala-gashay:
βœ”οΈ Iibinta hantida maguurtada
πŸ’° Qiimo ku habboon baahidaada

πŸ“ž KaLa soo xiriir: +πŸπŸ“πŸ-πŸ”πŸ3453746

08/02/2022

Dahab marina beach.
waxee sameyneesaa hormar allow nabad nasiii
Xaafada ugu weyn Africa

06/10/2021

Dahab tower.

Mogdisho banadir somalia

17/09/2021
17/09/2021

2021

21/04/2017

Find job link

Dayartu Waa laf dhabarta Bulshad awaa na Ta’ay Bulsho ku horumarto hadayna Bulshadu lahaynDayar aqoon leh ma horumarto ,...
14/03/2017

Dayartu Waa laf dhabarta Bulshad awaa na Ta’ay Bulsho ku horumarto hadayna Bulshadu lahayn

Dayar aqoon leh ma horumarto , Dayartu waa Bulshadu hagta ama laga tusaalo qaato waa ta

umadi ama ku Horumarto ama Ku hagasto horta ilahay dayrteena haka dhigo ta aan ku horumanee
waxaan ubaaananahay in aan helno dayar aqoon leh oo qayrkeed la jaan qaada .sidtaas loo helo

in lasameeyo :

β€’ Samynta Siyaasad Qaran ee shaqo abuurka Bulshada Somaliland

β€’ Samaynta xarumo xirfadlayaal

β€’ Worshops /biyo xidhayaal /macanicies /dawaarlayaal / kaluumaysiga


β€’ Dhiiri galint Dayarta Somaliland eek a qaybgalka Talada dalka .

β€’ In haayda iyo ku maxaliga ahba lagu dhiirgaliyo Habkay shaqo abuur loogu samayn lahaa .

β€’ In joojiyaan shaqaala Dibada laga keenayo.dhiiri galiyaan kuwa Dalka ushashay .

β€’ In lasameeyo sanduuqa Horimarinta shaqaalaha iyo shaqo abuurka .

β€’ in Qurbajooga Dalka ay dalka maalgashadaan si ay shaqo abuur ugu samyeeaan

bulshada Somaliland

In shirwayne Caalimaha ah la qabto laguna falan qeeyo hawlaaIn khubaro iyo lataliyaal la qabto
Wassarad Shaqda iyo Arimaha Bulshada

Mudane Madaxwayne ama Wassirka ay khusayso waxaa halkan raba in aan kula wadaago

fikirkayga si aan aragtidayda ugu cabiro xaalada manta dalkeenu marayo.iyo shaqolaaanta

baahsan ee taala loogbixikaro taasi waxay ubahnatahay dadaal badan ,xilkasnimo dheeraad ah iyo

wada jir iyo wada shaqayn buuxda oo dhexmarta dhamaan daneeyayasah dayarta somaliland iyo

cida kaste oo dan ka leh in uun in ay bulshadu somaliland la jaanqaado qayrkeediyo iyo

dawladaha dhigeeda ah .

Hadaba waxaan halkan rabaa in aan kugu soo gudbiyo talo muhiim ah oo ah oo mudan in laxusuo

Taladaas oo ah dhalinyaro somaliland u ah faaido shaqo dhalna uah .oo ay ka faaidaysanayaan

dhalinyaro dhan 10.000 kun oo dhalinyar ah barnaamuji hadii uusuurgalo noqodo in aan

fulinayno ooy shaqo abuurka helayaan .

Taladan shaqo abuurka loogu samaynayo 10.000 kun ee dhalinayaro ah ee somaliland waxaataasi

noqondoonta abid tii ugu balaadheed ee soomarta somaliland lagna fiidaysto .caqli fayow iyo

masax cafimaad qabta

Qodbadaas

β€’ Marka h**e shirar la qabto iyo kulan hawleedyo qaabka ugu macquulsan ee dayarta

somaliland shaqo abuur loogu sameenlahaa

β€’ Xog ururin dheeraad ah oo lagu soo samaeeyo dhamaan Gobloada somaliland iyo xlaada

somaliland ee dayarteeda

β€’ In qorshahan talada 10.000 ee shaqo abuurka loogu samaynayo uunoqodo mid

lasoobadhigo lana falan qeeyo islmarkaan la raadsho dariiq ugu macaquulsan ee

loofulinkaro oo ku dhisan caqli iyo cuduba

β€’ Qorhsan dawlada somaliland 35.000 dhalinyaro ah aa misaanidayad lagu darayaa taas

β€’ In qorshe 35.00 dhalinyaro ah loo sameeyo Ganacsiyo yar yar ,mashiiro iyo program

oo losamaynyo plan iyo qorhse cad

β€’ In 3.000 dhalinyaro ah la baro xirfado ,aqoon tababaro loo fidinayo siday isku anfici l

looraadsho loona abuuro barnaamuju shaqo abuur ah

hayeen

β€’ In qorshahaas kuxusan qodobadaa 3 xaad laga dardar galiyo loona huro caqli wakhti

maalba wada jir na loo galo midho dhalna leh mustaqbalka

Qaabka ugu Macquulsan ee loo Sameenkaro

β€’ In wassarada shaqadu iyo arimaha bulshadu noqoto ta iyadu hogaamisa qorshana

fulisana lana helo cid awood buuxda uleh ama khubaro caalmiya ah

β€’ In gudi la shaqaysa la sameeyo lana helo marka hawlhu bilaabmaan

β€’ In awooda buuxda lasiiyo iyo kalsoon lasiiyo cida fulinaysa qodbadaas lana helo wad

jir buuxda iyo midnimo

β€’ In kubarada lashaqaysa ay sameeyaann plan ,policy program ,fir ah oo le mudo iyo

hawl leh mudanaan gaar

β€’ In wax waliba hadal inaga noqon ay noqoto hawlasha iyo hadal yar

Address

Mogadishu

Telephone

+252615890303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaaciye Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share