Ecco Architect & Construction Co.

Ecco Architect & Construction Co. The Company offers Engineenring service and project management also dedicated to org seeking service

Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo macamisha Ecco Architect & Construction Co. waxaan id...
19/03/2026

Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo macamisha Ecco Architect & Construction Co. waxaan idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda ciidul Fitriga Waxaana idin leenahay ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.

๐‰๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง๐šShirkada Ecco Architect & Construction Co. Waxay macamisheeda u sameyn doonta qiima dhim...
06/03/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐ง ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง๐š

Shirkada Ecco Architect & Construction Co. Waxay macamisheeda u sameyn doonta qiima dhimis aad u weyn
Hadii aad u bahan tahay guri deegan villa ama kuwa ganacsi ama dhisme dabaqyaba ah inagu soo booqo Xafiiska : howlwadaag District, Mogadishu, Somalia.
Call/WhatsApp: 252-637514235
Call/whatsapp:252-616-342456
Email: [email protected]












Hadeynu nahay Ecco Architect & Construction Co.โ€œ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐๐š๐š๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ง๐š๐š ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š.โ€Injineerro iyo naqshade...
12/01/2026

Hadeynu nahay Ecco Architect & Construction Co.
โ€œ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐๐š๐š๐๐š, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ง๐š๐š ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ช๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ญ๐š.โ€
Injineerro iyo naqshadeeyayaal khibrad leh ayaa kuu diyaariyay adeegyo dhameystiran laga bilaabo fikradda ilaa dhismaha ugu dambeeya.
โœจ ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐. ๐“๐š๐ฒ๐š๐๐š. ๐Š๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด SOMALIA NATIONAL FLAG DAY12th October โ€“ Maalinta Calanka Qaranka SoomaaliyaMaanta waa maalin aan ku faanno calankeena...
12/10/2025

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด SOMALIA NATIONAL FLAG DAY

12th October โ€“ Maalinta Calanka Qaranka Soomaaliya

Maanta waa maalin aan ku faanno calankeena buluugga
ah iyo xiddigta caddaanta ah โ€“ astaanta nabadda, midnimada, iyo rajooyinka ummadda Soomaaliyeed.
Calankeenu waa calaamadda mideysa dhammaan dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

ECCO waxay u dabaaldegaysaa maalinteenna qaran iyadoo ku faaneysa in ay qeyb ka tahay dhismaha iyo horumarka dalkeenna.

๐Ÿ’™ calanyahow waliga dhicin oo waliga dhisnow !

05/09/2025

Hambalyo Munaasabadeed

Shirkadda Ecco Architect & Construction Co. waxay ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu diraysaa hambalyo iyo bogaadin munaasabadda barakeysan ee Dhalashada Suubbanaha Nabigeenna Muxammad (NNKH).

Waxaan Eebe Weyne ka baryeynaa in uu nagu hanuuniyo ku dayashada Nabigeenna (NNKH) iyo fulinta risaaladiisa oo ku dhisnayd:
โ€ข Nabadda iyo caddaaladda
โ€ข Naxariista iyo dulqaadka
โ€ข Deeqsinimada iyo geesinimada
โ€ข Runta iyo hufnaanta
โ€ข Midnimada iyo is-qadarinta
โ€ข Nabad ku wada noolaanshaha

Ilaahay ha inoo barakeeyo munaasabaddan qiimaha badan, hana inaga dhigo kuwo ku socda dariiqa hanuunka iyo khayrka.

29/08/2025

๐‰๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค
โ๐Š๐ฎ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ ๐ง๐š๐ฌ๐ก๐ช๐š๐๐š๐งโž
New project oonu diyaariney macamiilkeena
Iyada oo shirkada masuuliyad xoog leh iska saartey in uu noqdo dhisme mid bilic iyo soo jeedasha leh waxa naqshadeyey shirkada Ecco Architect & Construction Co.

Hadii aad u bahan tahay guri deegan villa ama kuwa ganacsi ama dhisme dabaqyaba ah inagu soo booqo Xafiiska : howlwadaag District, Mogadishu, Somalia.
Call/WhatsApp: 252-637514235
Call/whatsapp:252-616-342456
Email: [email protected]












21/08/2025

New project oonu diyaariney macamiilkeena Iyada oo shirkada masuuliyad xoog leh iska saartey in uu noqdo dhisme danguud ah si raaxa leh ah casri loo deegansado waxa naqshadeyey shirkada Ecco Architect & Construction Co.Mashruucan waa mashruuc dan guud ah oo laga hirgalinayo somalia gaar ahaan magalada lascaano Hadii aad u bahan tahay guri deegan villa ama kuwa ganacsi ama dhisme dabaqyaba ah inagu soo booqo Xafiiska : howlwadaag District, Mogadishu, Somalia.Call/WhatsApp: 252-637514235Call/whatsapp:252-616-342456Email: [email protected]

30/03/2025

Eid Mubarak

Dhammaan shacab weynaha Soomaaliyeed iyo dhamaan muslimiinta, waxa shirkada Ecco Architect & Construction Co. mamulkeedka iyo shaqalaheeda hadaanu nahay idiin leenahay Ciid wanaagsan, ku ciida farxad, bash-bash iyo barwaaqo.

๐Ÿ“ž Contact us today!
๐Ÿ“ž ๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก:
๐Ÿ“Œ๐‡๐ž๐š๐๐ช๐ฎ๐š๐ญ๐ž๐ซ: ๐Ÿ“ž0616 342456- 0615 388415
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: ๐Ÿ“ž 252 63 7514235โ€ฌ
๐Ÿ“ง [email protected].
๐Ÿฃ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž: Road Taleeh Hodan, Mogadishu, Somalia

31/08/2024

Designed by: Ecco Architect & Construction Company.
Newly Proposed Project Residential Building Apartment G+5.
Progess: near to implement in mogadishu somalia

Office Location: wadajir District, Mogadishu, Somalia.
Contact us
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-637514235
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-616342456
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-615388415

๐ŸŒ www.eccoarco.com
๐Ÿ“งEmail: [email protected]
๐Ÿ“งEmail: [email protected]
Social media
Linkedin: https://www.linkedin.com/posts/ecco-architect-construction
Instgram: https://instagram.com/eccoarchitect?igshid=MzMyNGUyNmU2YQ==
Behance:https://www.behance.net/engmohamedahmed1

๐Ÿ  Wadada Wadnaha, Howlwadaag district.
.Ecco Architect & Construction Co.

28/08/2024

New Project designed by Ecco Architect & Construction Company.
The Proposed Project Building G+4 design Build in Mogadishu.
Contained appartment:
Contact us
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-637514235
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-616342456
โ˜Ž๏ธCall/WhatsApp: 252-615388415

๐ŸŒ www.eccoarco.com
Instigram:https://instagram.com/eccoarchitect?
Linkidin:https://www.linkedin.com/company/ecco-architect-construction-co/
๐Ÿ“งEmail:[email protected]
๐Ÿ“งEmail:[email protected]
๐Ÿ Office Location: hodan District, Mogadishu ,Somalia
.














.

Address

Wadnaha Streeet
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ecco Architect & Construction Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ecco Architect & Construction Co.:

Share