Dalbile Agricultural Services Company.

Dalbile Agricultural Services Company. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dalbile Agricultural Services Company., Hodan Taleh Area Hayat Mall, TCC Building, Mogadishu.

Dalbile Agricultural Services offers expert consultations, quality landscaping, sustainable irrigation, greenhouse setups, and top-grade seeds, fertilizers, and pesticides for modern farming, ensuring a bountiful harvest.🌾 🌱

πŸ•Œ CIID AL-ADXA AL-MUBAARAK πŸ‘Dhamaan bahda Dalbile Agricultural Services Company waxay idinku hambalyeynayaan maalinta ba...
05/06/2025

πŸ•Œ CIID AL-ADXA AL-MUBAARAK πŸ‘

Dhamaan bahda Dalbile Agricultural Services Company waxay idinku hambalyeynayaan maalinta barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaan idiin rajeyneynaa Ciid farxad leh, nabad, iyo barako leh.
Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadada, sadaqada, iyo ducadiina.

Farxad, Nabad iyo Barako ha idinla jirto adinka iyo qoysaskiinaba.

πŸ“ž La xiriir:
(252) 615549744 / 613055060 / 623055060
πŸ“ Hodan, agagaarka Taleex, Hayat Mall, TCC Building

πŸŒ™ Ramadan Kariim! πŸŒ™Shirkadda Dalbile Agricultural Services waxay idiin rajaynaysaa bisha barakaysan ee Ramadan  nabad, b...
01/03/2025

πŸŒ™ Ramadan Kariim! πŸŒ™

Shirkadda Dalbile Agricultural Services waxay idiin rajaynaysaa bisha barakaysan ee Ramadan nabad, barwaaqo, iyo barako. Allah ha naga aqbalo soonka, salaadda, iyo camalka suubban, hana inagu daro kuwa dambiga laga dhaafo oo naarta laga xoreeyo.

🀲 Rabbi ha inoo naxariisto oo hanagu gallado fadliga bishan barakaysan!

πŸ“ Hodan, Taleh area, Hayat Mall, TCC Building
πŸ“ž 615549744 / 613055060 / 623055060

🌱Iniin La Hubiyay πŸŒ±πŸ”Ή Iniinta! Dalbile Agricultural Services waxay ku siinaysaa iniin tayo sare leh oo la xaqiijiyay, si ...
09/02/2025

🌱Iniin La Hubiyay 🌱

πŸ”Ή Iniinta! Dalbile Agricultural Services waxay ku siinaysaa iniin tayo sare leh oo la xaqiijiyay, si aad u hesho dalag miro badan leh.

πŸ”Ή Iniin aan kuu soo xulnay! Waxaan haynaa iniin kala duwan oo u adkaysta cimilada, cudurrada, iyo xaaladaha kala duwan ee beeraha kaasoo aan kuugu talagalnay.

πŸ”Ή Tayo & Badbaado! Iniinteennu waa la baaray, waa la hubiyay, waana la keydiyay si ay u sii ahaato mid nadiif ah oo caafimaad leh.

🚜 Dalbo Maanta!
πŸ“ž 615549744 / 613055060 / 623055060
πŸ“ Hodan, Taleh area, Hayat Mall, TCC Building.

Jimce Mubaarak!Alle ha idin siiyo nabad, barako, iyo farxad maalintaan barakaysan. Ha idin noqoto maalin kheyr badan oo ...
07/02/2025

Jimce Mubaarak!
Alle ha idin siiyo nabad, barako, iyo farxad maalintaan barakaysan. Ha idin noqoto maalin kheyr badan oo aad heshaan naxariis iyo dambi dhaaf Alle.

πŸ“ Dalbile Agricultural Services Company
πŸ“ž (252) 615549744 / 613055060 / 623055060
πŸ“ Hodan, Taleh area Hayat mall, TCC Building

✨ Carro caafimaad qabta, Dalag caafimaad qaba! ✨Ma dooneysaa dalag aad u wanaagsan oo kobcaya si caafimaad leh? Dalbile ...
05/02/2025

✨ Carro caafimaad qabta, Dalag caafimaad qaba! ✨

Ma dooneysaa dalag aad u wanaagsan oo kobcaya si caafimaad leh? Dalbile Agricultural Services waxay kuu haysaa Daawada bacriminta tayo sare leh oo kor u qaadaysa wax-soosaarka beertaada!

βœ… Waxay dhulka siinaysaa nafaqo dhamaystiran
βœ… Waxay kordhisaa dhalidda dalaggaaga
βœ… Waxay xoojisaa difaaca dhirta

πŸ“ Goobta: Hodan, TCC Building, agagaarka Hayat Mall
πŸ“ž Wac: (252) 615549744 | 613055060 | 623055060

Beertaada ha noqoto mid caafimaad leh oo wax badan soo saarta! 🌱

– Dalbile Agricultural ServicesNidaamka Waraabka ee Sprinkler Irrigation loo yaqaan. Waxaan kuu haynaa xal kamida xalka ...
02/02/2025

– Dalbile Agricultural Services
Nidaamka Waraabka ee Sprinkler Irrigation loo yaqaan.

Waxaan kuu haynaa xal kamida xalka waraabka casriga ah oo kaa caawinaya beertaada inay hesho qoyaanka ay u baahan tahay si ay u kobocdo si caafimaad qaba. Nidaamkeena Sprinkler Irrigation System wuxaad ka heli:

βœ… Waraabin siman oo dhamaan dhirta gaarta
βœ… Keydinta biyaha iyo isticmaalka biyaha ugu yar.
βœ… Xal casri ah oo waxtar leh

Waxaan kuugu adeegeena:
πŸ”Ή Rakibidda nidaamka waraabka
πŸ”Ή Iibinta qalabka waraabka tayo sare leh

πŸ“ Goobta: Hodan, Taleh, Hayat Mall, TCC Building
πŸ“ž Laxiriir: (252) 615549744 / 613055060 / 623055060

Daryeel beertaada si xirfad leh! πŸŒ±πŸ’¦

Jimco Wanaagsan! 🌿Ilaahay ha inagu gallado nabad, barako, iyo wanaag Jimcahan ugu dambeeya Janaayo 2025. Ilaahay ha aqba...
31/01/2025

Jimco Wanaagsan! 🌿

Ilaahay ha inagu gallado nabad, barako, iyo wanaag Jimcahan ugu dambeeya Janaayo 2025. Ilaahay ha aqbalo ducadeena, ha inoo naxariisto, hana siiyo farxad iyo guul!

Dalbile waxay ku leedahay: "Ma rabtaa beer qurux badan? Anaga noo daa! 🌿 Dalbile Agricultural Services ayaa kuu diyaarinaysa beero dhamaystiran."

πŸ•Œ Jumca Mubarak!

29/01/2025

πŸ…πŸŒΏ
πŸ“ Dalbile Agricultural Services
βœ… Beero casri ah
βœ… Kobcin & horumarin wax-soosaar
βœ… Daryeel iyo adeegyo beereed

Dalbile Landscaping Service - Adeeg Qurxin & Dhireyn Goobaha iyo guryaha.Dalbile Agricultural Services waxay bixisaa ade...
29/01/2025

Dalbile Landscaping Service - Adeeg Qurxin & Dhireyn Goobaha iyo guryaha.

Dalbile Agricultural Services waxay bixisaa adeegga qurxinta iyo hagaajinta goobaha si loo cagaariyo isla markaana ay bilicda goobta u noqoto mid soo jiidasho leh.

Goobaha aan adeegaas kaaga sameynayno waxaa kamid ah:
🌿 Beerah Guriyaha la d**o – Qurxin iyo nidaamin guryaha la d**o si ay u noqdaan meelo nasashada ku wanaagsan.
🏒 Goobaha Ganacsi – Horumarin muuqaalka iyo deegaanka xafiisyada, suuqyada, iyo hoteellada.
🌳 Beerah Nasiiinada – Samaynta iyo daryeelka jardiinooyinka iyo goobaha nasashada dadweynaha.

πŸ“ Goobta: Hodan, Taleh area Hayat Mall, TCC Building
πŸ“ž La xiriir: (252) 615549744 / 613055060 / 623055060

🌱Dalbile Agricultural Services Company waxay kuula diyaar tahay adeegyo dhameystiran oo ku saabsan beeraha, si gaar ah a...
26/01/2025

🌱Dalbile Agricultural Services Company waxay kuula diyaar tahay adeegyo dhameystiran oo ku saabsan beeraha, si gaar ah adeegyo tayo leh oo lagu hormarinayo wax soo saarka beeraleyda.

🏑 Beero Dhameystiran (Greenhouses)
🌾 Xallinta Dhibaatooyinka Dalagyada
🌿 Adeegyo Xanaanada Beeraha

πŸ“ Goobta: Hodan, Taleh, Area Hayat Mall, TCC Building
πŸ“ž Taleefan:(252) 615549744 / 613055060 / 623055060

Sii share gareey oo nagu soo biir! follow, iyo like. 🌟

Dalbile horumar-ka beeraha. πŸ’š

🌿 Jimco Wanaagsan!Hambalyo – Maalin barakeysan oo kheyr badan! Ku dadaal in aad ka faa’iidaysato maalintaan barakaysan a...
24/01/2025

🌿 Jimco Wanaagsan!
Hambalyo – Maalin barakeysan oo kheyr badan! Ku dadaal in aad ka faa’iidaysato maalintaan barakaysan adigoo sidoo kale ilaalinaya deegaankaaga.

Saameynta ay yeelan karto hal geed oo la jaro:

🌬️ Ogsijiinta oo yaraata
🏭 Carboonka wasaqeysan oo siyaada
🌎 Carrada oo guurta
🐾 Xayawaanka oo deegaanka guura
🌊 Qataraha daadadka oo siyaada

πŸ“ž Xiriir: (252) 615549744 / 613055060 / 623055060
πŸ“ Meel: Hodan, Taleh area Hayat Mall, TCC Building

Badbaadi Dhulkeena, Badbaadi Soomaaliya, Geed Beer! 🌍🌳Dalbile Agricultural Services waxay kaala shaqeynaysaa adeegyo gaa...
23/01/2025

Badbaadi Dhulkeena, Badbaadi Soomaaliya, Geed Beer! 🌍🌳

Dalbile Agricultural Services waxay kaala shaqeynaysaa adeegyo gaar ah oo lagu badbaadinayo dhulkeena nabaad-guurka iyo abaaraha sii xoogeysanaya. Ka qayb qaado dadaalkayaga cagaarinta iyo qurxinta:

βœ… Adeegyada Dhireynta: U beddel goobtaada meel cagaaran oo qurux badan.
βœ… Ka hortagga Nabaad-guurka: Geed beer maanta si aad u badbaadiso deegaankeena.
βœ… Horumarinta Soomaaliya cagaaran: Midho dhal leh!

πŸ“ Xafiiska Dalbile: Hodan, Taleh area Hayat Mall, TCC Building.
πŸ“ž La xiriir: (+252) 615549744 / 613055060 / 623055060

Waxaan ku wada noolnahay dhulkan, aan ka wada shaqayno badbaadintiisa! πŸ’š

Address

Hodan Taleh Area Hayat Mall, TCC Building
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252615997956

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbile Agricultural Services Company. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalbile Agricultural Services Company.:

Share