C/qaadir faarax kaarzhe

C/qaadir faarax kaarzhe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from C/qaadir faarax kaarzhe, Kampala.

05/01/2025
18/12/2024

𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗼𝗼 𝗸𝘂 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗮𝘆𝘀𝗼 $𝟮𝟬
--------------------------------
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼

𝟭. 𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗴𝗮𝗿𝗲𝗲 𝗽𝗮𝗴𝗲 𝗸𝗮
𝟮.𝗟𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗽𝗼𝘀𝘁 𝗴𝗮
𝟯. 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗾𝗼𝗿 𝘀𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮
𝟰.𝗦𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗴𝗮𝗿𝗲𝗲 𝗽𝗼𝘀𝘁 𝗴𝗮
---------------------------------
𝗙𝗶𝗶𝗿𝗼 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵:- 𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗲𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝘁𝗼 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗿𝘁𝘂 - 𝗹𝗮𝗺𝗮𝗻𝗮 𝗼𝗴𝗼𝗹𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗲𝗱𝗶𝘁 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗶𝘅𝗶𝘀𝗮𝘆

18/12/2024

Kulanka Galabta: Nugaal vs Sool
Tartanka: Koobka Gobolada Puntland 2024
Wakhtiga: 3:00pm
Garoonka: Mire Awaare.

Saadaali oo ku guulayso Lacag Dhan $10.
Shuruudaha;
1. Page-ka Follow dheh
2. Post-ga Like saar
3. Share-dheh Post-ga

F.G: Qofkii shuruudaha buuxiya ayaa noqon doona guulaystaha, Saadaalintu waxay ku egtahay markay ciyaartu bilaabato.Kulanka Galabta: G/ Nugaal Iyo G/Sool
Tartanka: Koobka Gobolada Puntland 2024
Wakhtiga: 3:00pm
Garoonka: Mire Awaare.

18/12/2024

Sadaali kulanka Galabta ee Gobalka Nugaal VS Gobalka Sool oo ku guuleyso $40

Shirkadda Gondogoye Architects ayaa bixinaysa abaalmarinta ee follow dheh page-kooda

Sharuuddaha:

1. Follow dheh page-ka.
2. Share dheh post-ga, hadii marka ay ciyaartu dhammaato aad share-garaysid, abaalmarinta qofka kaa danbeeya ee saadaasha saxay ayaa la siinayaa
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.

17/12/2024

Saadaali Koobka Gobolada Puntland oo ku guulayso $20 dollar qofkiiba!
Saddexda qof ee shuruudaha buuxiya uguna horreeya ayaa heli doona abaalmarinta Golis ugu talagashay.
𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:
1. Follow iyo Like saar bogga.
2. Share dheh qoraalkan (post-ga).
3. Like saar qoraalkan (post-ga).
4. Saadaashaadu waxay ku egtahay marka ay ciyaarta bilaabato.
F.G: Abaalmarinta waxaa heli doona saddexda qof ee shuruudaha buuxiya, fadlan isku day inaad shuruudaha buuxiso.

16/12/2024

Saadaali Koobka Gobolada Puntland oo ku guulayso $20 dollar qofkiiba!
Saddexda qof ee shuruudaha buuxiya uguna horreeya ayaa heli doona abaalmarinta Golis ugu talagashay.

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:

1. Follow iyo Like saar bogga.

2. Share dheh qoraalkan (post-ga).

3. Like saar qoraalkan (post-ga).

4. Saadaashaadu waxay ku egtahay marka ay ciyaarta bilaabato.

F.G: Abaalmarinta waxaa heli doona saddexda qof ee shuruudaha buuxiya, fadlan isku day inaad shuruudaha buuxiso.

Address

Kampala

Telephone

+252907840753

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when C/qaadir faarax kaarzhe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share